{"id":26588,"date":"2016-09-06T21:48:59","date_gmt":"2016-09-06T19:48:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26588"},"modified":"2016-09-06T21:49:27","modified_gmt":"2016-09-06T19:49:27","slug":"akhriso-madaxweynaha-dfs-oo-soo-saaray-wareegto-ku-saabsan-habraaca-hawlaha-dowladda-ee-waqtiyada-doorashada-2016","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26588","title":{"rendered":"AKHRISO: Madaxweynaha DFS oo soo saaray wareegto ku saabsan habraaca hawlaha dowladda ee waqtiyada doorashada 2016"},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia)\u2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray wareegto ku saabsan habraaca shaqada dowladda ee waqtiyada doorashada.<\/p>\n<p align=\"left\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-25672\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8.png\" alt=\"230-2a8\" width=\"514\" height=\"242\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8.png 514w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8-300x141.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/230-2a8-292x137.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"left\">Wareegtadan aya khuseysa sidii loo ilaalin lahaa hannaanka iyo geedi socodka doorashooyinka, iyadoo la isku diyaarinayo doorashada xildhibaanada labada aqal iyo doorashada Madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"left\">Sida ku xusan Dastuurka KMG ee dalka, Madaxweynuhu waa ilaaliyaha midnimada iyo shuruucda waddanka, sidaa darteed iyadoo taasi la eegayo, isla markaana uu Madaxweynuhu tixgelinayo go\u2019aankii Madasha Hoggaanka Qaranka ee 9-kii bishii August, 2016 ayaa waxaa uu soo saaray awaamiirta soo socota:<\/p>\n<p align=\"left\"><strong>1)\u2014Laga billaabo maalinta ay taariikhda ku beegan tahay 5-ta September, 2016, iyadoo hawl maalmeedka dowladda ee ah u adeegidda shacabka sidii caadiga ahayd loo wadayo, ayaa haddana waxaa la joojiyay:<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>a)\u2014Magacaabista ama shaqo ka joojinta jagooyinka sare ee dowladda iyo dallacsiinta saraakiisha Ciidammada Qalabka Sida.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>b)\u2014 Lama bedeli karo qaab dhismeedka hadda jira ee hay\u2019adaha dowladda oo dhan.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>c)\u2014 Lama bixin karo kharashaadka aan ku jirin habraaca miisaaniyadda 2016, marka laga reebo kharashka boqolkiiba afartan ah (40%) oo dowladda kaga soo aadday kabista dhaqaalaha doorashooyinka iyo kharshyada kale ee lagama maarmaan loogu arko habsami u socodka hawlaha dowladda.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>d)\u2014 Lama geli karo heshiisyo iyo qandaraasyo cusub oo aan ka ahayn kuwii horay u socday. Sidoo kale lama geli karo ballanqaadyo kharash la xiriira.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>2)\u2014Awaamiirtan ma khuseyn doonto hawlaha ay fulintooda socdeen intii ka horeysay 05\/09\/2016 (Shanta September).<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>3)\u2014Awaamiirtan waxay socon doontaa ilaa 5-ta November 2016.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\"><strong>4)\u2014Waxaa dhammaan hay\u2019adaha fulinta ee dowladda ee wareegtadan loo gudbiyay la farayaa inay awaamiirtan dhaqan-geliyaaan, iyagoo tixgelinaya marxaladda lagu jiro iyo hannaanka geedi socodka doorashooyinka.<\/strong><\/p>\n<p align=\"left\">\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014-DHAMMAAD\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014\u2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 6 September 2016 (Villa Somalia)\u2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":25672,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26588","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1575,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26588","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26588"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26588\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26590,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26588\/revisions\/26590"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/25672"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26588"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26588"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26588"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}