{"id":26601,"date":"2016-09-07T08:28:20","date_gmt":"2016-09-07T06:28:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26601"},"modified":"2016-09-07T08:28:20","modified_gmt":"2016-09-07T06:28:20","slug":"gaalkacyo-warkii-ugu-danbeeyey-shirarkii-odayaasha-iyo-qaadka-soodigayey","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26601","title":{"rendered":"Gaalkacyo: warkii ugu danbeeyey shirarkii Odayaasha iyo Qaadka Soodigayey"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo waxaa ka socdo dadaalo la doonayey in lagu soo nooleeyo wada hadaladii odayaasha Gobolka Mudug, si loo xasiliyo amaanka iyo xasiloonida gobolka oo maalmahaan danbe siixumaanaysay.<\/p>\n<p>Maanta ayaa loo balansanaa in ay isugu yimaadaan Garoonka Diyaaradaha ee C\/laahi Yuusuf, halkaas oo uu ka dhici kulankii daahfurka odayaasha, loogana wada hadli lahaa amaanka iyo xasiloonida, hase yeeshii maanta dib ayuu u dhacay, lama sheegin xiliga uu furmi doono.<\/p>\n<p>Kulanka ayaaa waxaa wada qaadan doona Odayaasha gobolka Mudug, waxaa macquul ah in ay qayb ka noqdaan maamulka gobolka iyo Dagmada ee labada maamul.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Qaadkii kasoo dagi jiray Garoon diyaarada ee c\/lahi Yuusuf ayaa maanta Baaqday gabi ahaanba, iyadoo oo uu maalinkii shalay kasoo dagay garoonka.<\/p>\n<p>Baaqashadaan ayaa kusoo aadaysa iyada oo ay Dowladda Puntland ku dhawaaqday in uusan saamaynayn Go&#8217;aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo horay u joojisay in uu qaad kasoo dago guud ahana Soomaaliya in kasta oo uusan Somaliland kajoogsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo waxaa ka socdo dadaalo la doonayey in lagu soo nooleeyo wada hadaladii odayaasha Gobolka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":26505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1867,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26601"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26602,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26601\/revisions\/26602"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26505"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}