{"id":26678,"date":"2016-09-08T11:57:46","date_gmt":"2016-09-08T09:57:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26678"},"modified":"2016-09-08T19:34:12","modified_gmt":"2016-09-08T17:34:12","slug":"breaking-news-hoobiyaal-lagu-garaacay-goor-dhaweyd-agagaarka-garoonka-meel-u-dhow-hotel-peace","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26678","title":{"rendered":"Faahfaahin Goobtii loo asteeyey inuu ka dhaco shirka IGAD oo madafiic hoobiyayaal lagu garaacay"},"content":{"rendered":"<p>8 sept 2016 (Puntlandes) Hoobiyaal ayaa maanta\u00a0lagu weeraray agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho iyo meel u dhow Hotel Peace.<\/p>\n<p>Hotel Peace ayaa loo Asteeyey\u00a0inuu ka dhaco shir madaxeedka IGAD oo Sabtida furmaya, wuxuuna ka soo hor jeeda Madina Gate, irida Xarunta Xalane oo ah meesha Fariisinka u ah Beesha Caalamka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/158ab.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-26282\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/08\/158ab.png\" alt=\"158ab\" width=\"407\" height=\"265\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaa muuqata inay Kooxda Alshabaab ay heshay Xogta ah in halkaas lagu qaban doono\u00a0shir madaxeedka IGAD oo Sabtida furmaya sidaasna ay Weerarkaas loo adeegsaday Hoobiyayaasha ugu qaadeen.<\/p>\n<p>Goobta uu ku yaalo\u00a0Hotel Peace ayaa ah meel Amnigeeda aad loo adkeeyey maadaama uu kasoo jeedo Xarunta Xalene uuna u dhow yahay Garoonka Diyaaradaha.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 sept 2016 (Puntlandes) Hoobiyaal ayaa maanta\u00a0lagu weeraray agagaarka Garoonka Diyaaradaha ee Muqdisho iyo meel&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26678","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1673,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26678"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26687,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26678\/revisions\/26687"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}