{"id":26772,"date":"2016-09-10T11:29:47","date_gmt":"2016-09-10T09:29:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26772"},"modified":"2016-09-10T11:29:47","modified_gmt":"2016-09-10T09:29:47","slug":"dhagayso-micheal-keating-qaabka-ay-doorashadan-u-dhacayso-waxa-uu-ku-salaysan-yahay-wada-xaajood-siyaasadeed-oo-mudo-dheer-socday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26772","title":{"rendered":"Dhagayso: Micheal Keating \u201dQaabka ay Doorashadan u dhacayso waxa uu ku salaysan yahay wada xaajood Siyaasadeed oo mudo dheer socday\u201d"},"content":{"rendered":"<p>10\u00a0sept 2016 (Puntlandes)\u00a0Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay inay qaabka ay Doorasha Soomaaliya ay u dhacayso uu ku yimid\u00a0wada xaajood Siyaasadeed oo mudo dheer socday.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-26524\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a.jpg\" alt=\"230-7a\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-7a-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nKeating ayaa intaas ku daray inuu qayb ka yahay Geedi dheer oo loogu jiro sidii ay Soomaaliya uga hanaqaadi lahayd dawladnimo taam ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale Keating ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Soomaaliya ku dhacdo waqtigii loogu tala galay, isagoo caddeeyay in Beesha Caalamka aanay aqbali doonin khilaaf siyaasadeed oo sababa dib u dhac doorasho.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in Beesha Caalamka iyo ururada bulshada rayidka aanay aqbali doonin dib u dhac dambe oo ku timaada doorashada.<\/p>\n<p>Micheal Keating ayaa riri\u201cBeesha Caalamka iyo ururada bulshada rayidka ma aqbali doonaan khilaaf siyaasadeed oo sababa din u dhac aan waqtigiisa la ogeyn inuu doorashada ku yimaado\u201dayuu yiri.<\/p>\n<p>Doorashada oo loo qorsheeyay inay dhacdo 30 bisha October ayaa dad badan shaki gelinayaa in xilligii loogu tala galay ku dhacdo.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-26772-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_aergayga_gaarka_UN_10.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_aergayga_gaarka_UN_10.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/A_aergayga_gaarka_UN_10.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10\u00a0sept 2016 (Puntlandes)\u00a0Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo wareysi siiyay Laanta afka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26524,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26772","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1456,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26772"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26774,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26772\/revisions\/26774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26524"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}