{"id":26845,"date":"2016-09-11T18:10:57","date_gmt":"2016-09-11T16:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26845"},"modified":"2016-09-11T18:10:57","modified_gmt":"2016-09-11T16:10:57","slug":"daawo-xafladdii-bandhigga-buugta-ee-cabdirisaaq-baraag-uu-ku-soo-bandhigay-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26845","title":{"rendered":"Daawo Xafladdii Bandhigga Buugta ee Cabdirisaaq Baraag uu ku soo bandhigay Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>11 sept 2016 (Puntlandes) Qoraa Cabdirisaaq Maxame Axmed (Cabdirisaaq Baraag) oo ka mid ah dhallinyarada reer Puntland ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Gaalkacyo ku soo bandhigay biloqgii July laba buug oo u ugu magac daray Qosal-Qiso iyo Qaamuska Eray Bixinta Casriga ah.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-9a7.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-26846\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-9a7.jpg\" alt=\"230-9a7\" width=\"746\" height=\"420\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-9a7.jpg 480w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-9a7-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-9a7-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-9a7-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 746px) 100vw, 746px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Badhigga buugagtan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Aqoonyahano, dhallinyaro, dhakhaatiir, haween iyo waxgarad ku nool magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Qooraa Cabdirisaaq Baraag ayaa si qoto dheer uga hadlay\u00a0labada buug oo u soo bandhigay, waxuuna ku sheegay inuu filayo inay noqdaan kuwa bulshada wax ku soo kordhiya.<\/p>\n<p>Dhammaan dadkii ka soo qayb galay munaasabada buugaagtan lagu soo bandhigay ayaa dhankooda sheegay in buugaagtan ay bulshada faa\u2019iido badan u leeyihiin,waxayna iibsadeen Buugaagta Qoraa Cabdirisaaq Baraag.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/IncZbZayLgM\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 sept 2016 (Puntlandes) Qoraa Cabdirisaaq Maxame Axmed (Cabdirisaaq Baraag) oo ka mid ah dhallinyarada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":26846,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26845","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2008,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26845","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26845"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26845\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26847,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26845\/revisions\/26847"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/26846"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26845"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26845"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26845"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}