{"id":2687,"date":"2014-09-22T18:21:34","date_gmt":"2014-09-22T16:21:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2687"},"modified":"2014-09-22T18:21:34","modified_gmt":"2014-09-22T16:21:34","slug":"dhagayso-wasiirka-duulista-puntland-oo-ka-jawaabaya-eedaha-cabdi-qaybdiid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2687","title":{"rendered":"Dhagayso: Wasiirka Duulista Puntland oo ka jawaabaya eedaha Cabdi Qaybdiid"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/266.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2689\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/266-300x158.jpg\" alt=\"266\" width=\"300\" height=\"158\" \/><\/a><br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\" alt=\"130\" width=\"128\" height=\"67\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasaradda Duulista hawadda iyo Garoomadda Puntland ayaa ka jawaabtay eed dhanka Maamul Xaafadeedka Baraxleey uga timi\u00a0oo salka ku haysa is hortaag \u00a0lagu sameeyay garoon diyaaradeed oo sanadkii hore la hirgaliyay.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaraddaas\u00a0Xasan Cade oo waraysi siiyay Radio Garowe ayaa sheegay inaysan Puntland diidin garoon diyaaradeed oo laga hirgaliyay Gaalkacyo balse arrinta la isku hayaa\u00a0tahay masaafada ay isku jiri karaan garoonkii horay\u00a0magalada uga jiray iyo kan Galmudug ay sheegayso inay dhisatay.<\/p>\n<p>Qaybdiid ayaa waxa uu ku booloxoofteeyey haddii aan waxba laga qaban warqada dacwad ah ee uu ka gudbiyay Puntland uu tilaabo qaadi doono wixii ka dhashana uu masuul ka yahay Gaas.<\/p>\n<p>&#8221;si looga hortago dhibaato colaadeed oo ka dhacda degaamadaas waxaan ka codsaneynaa madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo bulshada caalamka in garoonka qaran ee ku yaala magalada Gaalkacyo arinkiisa wax looga qabto mudo saddex bari laga bilaabo 21 September 2014 ilaa 24-ka, arintaasi cawaaqib xumadii ka dhalatana masuuliyadeeda, waxaa qaadaya hoggaamiyaha Puntland Cabdiwali Gaas.<\/p>\n<p>Ma jirto\u00a0cid kasoo jawaabtay dhambaalka dacwada ah ee\u00a0Madaxweynaha Galmudug \u00a0u diray Dowlada Federaalka, Qaramada Midoobay, IGAD iyo Midowga Yurub,\u00a0waxayna arrintani kusoo aadeysa xilli xiriirka maamullada Puntland iyo Galmudug uu bilihii u dambeeyey ahaa mid aan wanaagsanayn.<\/p>\n<p>Halkan ka dhagayso waraysiga ay Garoweonline ka qaaday Wasiirka<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-2687-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/wasiirka-duulista.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/wasiirka-duulista.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/wasiirka-duulista.wav<\/a><\/audio>\n<h2>\nPuntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaradda Duulista hawadda iyo Garoomadda Puntland ayaa ka jawaabtay eed dhanka Maamul Xaafadeedka Baraxleey uga&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2687","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1750,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2690,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2687\/revisions\/2690"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}