{"id":26943,"date":"2016-09-13T18:07:09","date_gmt":"2016-09-13T16:07:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26943"},"modified":"2016-09-13T18:07:09","modified_gmt":"2016-09-13T16:07:09","slug":"dfs-oo-xayiraaddii-ka-qaaday-jaadka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=26943","title":{"rendered":"DFS oo Xayiraaddii ka Qaaday Jaadka"},"content":{"rendered":"<p>13 sept 2016 (Puntlandes) Dawlada xiligeedii dhamaaday ee Soo,maaliya\u00a0ayaa ka qaadday xayiraaddii ay horey u sheegtay in la saaray diyaaradihii jaadka ka keeni jiray Soomaaliya ee ka iman jiray dalka Kenya, kuwaasoo imaan jiray Koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-8a4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-26673\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/230-8a4.jpg\" alt=\"230-8a4\" width=\"438\" height=\"417\" \/><\/a><\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa lagu dhowaaqay kadib wada hadallo maanta magaalada Muqdisho ku dhex maray madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo dhigiisa Kenya Uhuru Kenyatta.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda Kenya Aamina Maxamed oo warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa sheegtay in labada dhinac ay ku heshiiyeen afar qodob oo arrinta Jaadka ay ku jirto.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa labad dhinac ay isku raaceen in dhaqdhaqaaqi diyaaradaha Jaadka dib loo billaabo 14-ka September\u201d ayay tiri Aamina Maxamed.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale sheegtay in la isku raacay in laga shaqeeyo sidii loo qaadi lahaa ku hakashada diyaaradaha Soomaaliya ka imanaya ee magaalada Wajeer ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 sept 2016 (Puntlandes) Dawlada xiligeedii dhamaaday ee Soo,maaliya\u00a0ayaa ka qaadday xayiraaddii ay horey u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-26943","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1184,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=26943"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":26944,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/26943\/revisions\/26944"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=26943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=26943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=26943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}