{"id":27207,"date":"2016-09-17T22:31:20","date_gmt":"2016-09-17T20:31:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27207"},"modified":"2016-09-17T22:31:20","modified_gmt":"2016-09-17T20:31:20","slug":"daawo-akhriso-musharaxiin-madaxweyne-siyaasiyiin-baaq-kulul-ka-soo-saaray-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27207","title":{"rendered":"Daawo-Akhriso: Musharaxiin Madaxweyne &#038; Siyaasiyiin baaq kulul ka soo saaray Beledweyne"},"content":{"rendered":"<p>17 sept 2016 (Puntlandes) Musharaxiin Madaxweyne iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga Isbedel Samaynta Soomaaliya\u00a0oo shalay gaaray\u00a0magaalada Beledweyne ayaa maanta soo saaray baaq aad u kulul oo ka dhan ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo Kursiga isaga fadhiya, kadib markii ay kulan la qaateen Oday dhaqameedyada uu hoggaaminayo Ugaas Xasan.<span id=\"more-55616\"><\/span><\/p>\n<p>Musharaxiinta Isbahaysiga ayaa ku baaqay in dalka oo dhan laga bilaabo olole loo mideysan yahay oo ka dhan ah Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Siyaasiyiintii ka hadashay kulanka ayaa waxaa ka mid ahaa Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed, Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxaa ay ka digeen dib u dhac ku yimaada waqtigii doorashada loogu tala galay inay ku dhacdo.<\/p>\n<p>Cabdiqaadir Barnaamij ayaa gaba gabadii kulanka ka akhriyay baaq \u00a0ka kooban dhowr qodob oo ay soo saareen isbaheysiga Is bedel sameynta Soomaaliyeed, waxaana uu u qornaa Baaqa sidan:<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/kGDzsUEL5dc\" width=\"554\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Isbahaysiga Isbadal Sameynta Soomaaliyeed<\/strong><\/p>\n<p><strong>Coalation for Change (C4C)<\/strong><\/p>\n<p><strong><u>BAAQA BELED-WEYNE<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Kadib markii uu Isbahaysigu dhagaystay aragtida iyo talooyinka Ugaasyada Reer Hiiraan waxay soo saareen\u00a0\u00a0<strong>Baaqa B\/weyne<\/strong>.<\/p>\n<p>1-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Isbahaysigu\u00a0<\/strong>wuxuu adkaynayaa in madaxweynihii hore ee Somaaliya Xassan Sheekh Maxamuud uu xilligiisu ku ekaa\u00a0<strong>10 Setembar, 2016<\/strong>, wuxuu dalbayaa inuu si degdeg ah xilka ugu wareejiyo gudoomiyaha Baarlamaanka sida ku cad qodobada 91 &amp; 96 ee dastuurka.<\/p>\n<p>2-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Isbahaysigu<\/strong>\u00a0wuxuu dalbayaa in maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Sh\/Dhexe dib looga dhigo Doorashada 2016 ka dib.<\/p>\n<p>3-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Isbahaysigu<\/strong>\u00a0wuxuu uga digayaa IGAD iyo Beesha Caalamka inay qayb ka noqdaan dhismaha maamul gacan ku rimis ah oo madaxweynihii hore rabo in ay u\u00a0\u00a0adeegto ololihiisa doorashada 2016.<\/p>\n<p>4-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Isbahaysigu<\/strong>\u00a0wuxuu\u00a0<strong>Gudiga Doorashooyinka Dadban ee Federaaal<\/strong>\u00a0ugu baaqayaa in ay ka howl bilaabaan Magaalada B\/weyne lagana soo xulo xildhibaanada iyo wakiilada aqalka sare Gobolka Hiiraan ka soo jeeda.<\/p>\n<p>5-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Isbahaysigu<\/strong>\u00a0wuxuu ka digayaa dib u dhac ku yimaad waqtiga doorashada 2016 ee ku eg\u00a0<strong>30\/10\/2016<\/strong>, isla markaana wuxuu dhaliilayaa Madasha Qaran iyo Gudiga Dooraashada Dadban oo ka gaabiyey howlahii loo igmaday waana in danta guud laga hormarinin danaha gaarka ah.<\/p>\n<p><strong>6-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong><strong>Isbahaysigu<\/strong>\u00a0wuxuu ugu baaqayaa shacabka Somaaliyeed meel kasta oo ay joogaan iney bilaabaan ololole balaaran oo lagu horjoogsado xukun-boobka rejiimka uu hogaaminayo madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud\u00a0\u00a0ee ku\u00a0\u00a0saleysan musuqmaasuq iyo cod-iibsi,\u00a0ololahaas oo uu halku dhigiisuna yahay\u00a0<strong>\u201cNa dhibtaye ee na dhaaf\u201d.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>7-\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0<strong>Isbahaysigu<\/strong>\u00a0wuxuu ka mahad celiyay martiqaadkii iyo soo dhaweeyntii balaarneyd oo aysan u kala harin shacabka reer Hiiraan, gaar ahaan ugaasyada uu hogaaminaayo\u00a0<strong>Ugaas xasan Ugas Khalif,\u00a0<\/strong>wuxuna ka howl galayaa fulinta dardaaranka Ugaas Xasan ugaas Khaliif ee ku aadan dhanbaalka Isbahaysiga in la gaarsiiyo dhamaan Gobolada Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"aligncenter\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi.jpg\" alt=\"siyaasi\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-55618\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi1.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi1.jpg 640w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi1-300x225.jpg 300w\" alt=\"siyaasi1\" width=\"640\" height=\"480\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-55619\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi2.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi2.jpg 640w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi2-300x225.jpg 300w\" alt=\"siyaasi2\" width=\"640\" height=\"480\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-55620\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi5.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi5.jpg 640w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaasi5-300x225.jpg 300w\" alt=\"siyaasi5\" width=\"640\" height=\"480\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-55621\" src=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaaso4.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaaso4.jpg 640w, http:\/\/www.jowhar.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/siyaaso4-300x225.jpg 300w\" alt=\"siyaaso4\" width=\"640\" height=\"480\" \/><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>17 sept 2016 (Puntlandes) Musharaxiin Madaxweyne iyo Siyaasiyiinta Isbahaysiga Isbedel Samaynta Soomaaliya\u00a0oo shalay gaaray\u00a0magaalada Beledweyne&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27207","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1363,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27207","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27207"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27207\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27209,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27207\/revisions\/27209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27208"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27207"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27207"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27207"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}