{"id":27273,"date":"2016-09-19T10:43:25","date_gmt":"2016-09-19T08:43:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27273"},"modified":"2016-09-19T16:09:52","modified_gmt":"2016-09-19T14:09:52","slug":"sawirro-gaas-oo-qaabilay-madax-ka-socotey-hayadda-qaramada-midoobey-u-qaabilsan-ka-hor-tagga-masiibooyinka-dabiiciga-ah-stait","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27273","title":{"rendered":"Sawirro: Gaas oo qaabilay Madax ka socotey hay&#8217;adda qaramada midoobey u qaabilsan ka hor tagga masiibooyinka dabiiciga ah STAIT"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 September, 2016 Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madax ka socotey hay&#8217;adda qaramada midoobey u qaabilsan ka hor tagga masiibooyinka dabiiciga ah ee magaceebda loo soo gaabiyo STAIT.<br \/>\nMasuuliyiintaan ka socdey hay&#8217;adda STAIT oo uu hoggaaminayey Panos Moumtzis ayaa waxaa ka mid ahaa Stuart Kefford, Ulrika Blom iyo Cyril Ferrand, kuwaas oo saraakiil sare ka ah hay&#8217;addaasi STAIT.<br \/>\nMadaxweynaha dawlada Puntland iyo saraakiisaashii ka socotey hay&#8217;adaasi STAIY ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin arrimaha banii&#8217;aadaminimada iyo ka hor-tagga masiibooyinka dabiiciga ah ee xilliyada qaarkood ka dhaca Puntland.<br \/>\nMr. Panos Moumtzis iyo waftigiisa uu hogaaminayey ayaa ugu horrayn uga mahadceliyey Madaxweynaha dawladda Puntland soo dhoweynta iyo qaabilaadda uu u sameeyey isla markaana waxa ay dawladda Puntland ku ammaaneen siyaasaddeeda ku aaddan qaabka ay u maarayso ka hor tagga Masiibooyinka dabiiciga ah.<br \/>\nSidoo kale Mr. Panos waxaa uu Madaxweynaha kala hadlay qaabkii Puntland looga caawin lahaa masiibooyinka dabiiciga sida duufaanka NINO iyo ka hor tagga abaaraaha maadaama oo sannadkaan 2016-ka ay yaraayeen roobabkii Gu&#8217;ga sidoo kalena laga cabsi qabo in uu dib u dhac ku yimaado roobabka dayrta.<br \/>\nDhinaca kale Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa ku boorriyey Hay&#8217;addaasi inay dejiso qorshe gar-gaar, kaas oo loogu diyaar garoobayo ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah ka hor inta aanay dhicin si looga bad-baado khatar walba oo ka imaan karta Masiibooyinka dabiiciga ah.<br \/>\nUgu dambayn Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in ay dawladda Puntland diyaar u tahay in ay fududaynayso dhinaceeda wax walba oo suurta gelin kara in gar-gaarka la gaarsiiyo goob walba oo ay ka dhacdo Masiibo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-27275\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842.jpg\" alt=\"img_7842\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7842-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-27276\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850.jpg\" alt=\"img_7850\" width=\"648\" height=\"432\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7850-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 648px) 100vw, 648px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-27278\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863.jpg\" alt=\"img_7863\" width=\"647\" height=\"431\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7863-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 647px) 100vw, 647px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-27277\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859.jpg\" alt=\"img_7859\" width=\"645\" height=\"430\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859.jpg 800w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_7859-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 645px) 100vw, 645px\" \/><\/a><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 September, 2016 Qasriga Madaxtooyada&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27275,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27273","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1284,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27273","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27273"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27273\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27289,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27273\/revisions\/27289"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27275"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27273"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27273"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27273"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}