{"id":27668,"date":"2016-09-27T15:53:50","date_gmt":"2016-09-27T13:53:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27668"},"modified":"2016-09-27T15:53:50","modified_gmt":"2016-09-27T13:53:50","slug":"rw-cumar-crishiid-oo-ka-hadlay-goaankii-gudiga-doorashooyinka-ee-xulidda-ergooyinka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27668","title":{"rendered":"RW: Cumar c\/rishiid oo ka hadlay Go&#8217;aankii Gudiga doorashooyinka ee Xulidda Ergooyinka."},"content":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma\u2019arke ayaa sheegay in go\u2019aan ka gaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiran iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u taalla Dowladda Federaalka.<\/p>\n<p>Raiisul-wasaaraha oo hadalkiisa sii wata waxa uu tilmaamay in Guddiga Doorashadda dadbanna looga bahan yahay in ay wada tashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2-da Gobol Odayaasha 135-ka, kadibna dib ugu soo celiyaan Dowladda Federaalka natiijada ka soo baxa tashi ay la sameeyeen odayaasha dhaqanka ee Goballadaasi.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u mahadcelinaya oo aan Bogaadinayaa howsha wanaagsan ee ay wadaan Guddiga Doorashadda 2016-ka , hase yeeshee waxaan rabaa inan faro oo aan u caddeeyo Guddiga in ay ilaaliyaan Go\u2019anadii lagu gaaray Madasha hogaamiyaasha Qaranka oo lagu caddeyey in Go\u2019aan ka gaaridda goobta lagu qabanayo Doorashadda Xildhibaanadda Goboladda Hiiraan iyo Sh, Dhexe oo ahayd mid u taalla Dowladda federaalka Soomaaliya \u201c ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke ayaa ku booriyey Guddiga doorashadda in ay wada tashi la yeshaan dhammaan odayaasha dhaqanka ee ugu jira Goboladda Hiiran iyo Sh. Dhexe 135-ka oday, uguna tagaan goob kasta oo ay jogaan , isla markaana ay Dowladda Federaalka u soo gudbiyaan natiijadda ka soo baxda wada tashigaas sidii horay loogu heshiiyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>R\/wasaaraha Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashidi Cali Sharma\u2019arke ayaa sheegay in go\u2019aan ka gaaaridda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":27460,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27668","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1409,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27668"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27669,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27668\/revisions\/27669"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27460"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}