{"id":27692,"date":"2016-09-28T12:30:53","date_gmt":"2016-09-28T10:30:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27692"},"modified":"2016-09-28T12:30:53","modified_gmt":"2016-09-28T10:30:53","slug":"agaasimaha-ladagaalanka-bur-cad-badeeda-oo-faafhinyey-sababta-dayaca-haysta-dhalinyarad-soomaaliyee-ee-hindiya-kuxiran-iyo-kuwa-kalaba-dhagayso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27692","title":{"rendered":"Agaasimaha Ladagaalanka Bur cad badeeda oo faafhinyey sababta Dayaca haysta Dhalinyarad Soomaaliyee ee Hindiya kuxiran iyo kuwa kalaba (Dhagayso)"},"content":{"rendered":"<p>C\/riaaq Maxamed Dirir (Duceysne) oo ka hadlay arinta dhalinyarad soomaaliyee ee ku xiran Hindiya,kuwaas oo la sheegay in lagu xukumay dil Toogasho ah.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaancadeeyey in uusan jirin wax xukun ah oo ku dhacay dhalinyaradaas, waxaan uu intaas ku daray in ay dhalinradaani ahaayeen <strong>120nin<\/strong> oo ii nin dhintay, lana qabtay <strong>2011 ilaa 2012,<\/strong> dhaliyaraadaas ayaa <strong>118<\/strong> kamid ah waxay qiratay in danbigaas ay galeen, halka <strong>mid<\/strong> kamid ah uu diiday.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegay in ay ayaandarro tahay, in ilaahadda aan dhalinyradaas loo gurman, ayna DF ka gaabisay in ay dhalinyaradaas garab istaagto, dayaca dhalinyarada ay Dowladdu Masuul katahay.<\/p>\n<p>Agaasimaha ayaa sheegay in RW Cumar C\/rishiid uu ka jawaabi waayey, codsi la doonayey in lagu soowareejiyo, dhalinyro Soomaaliyeed, oo ku xiran Iran, dhamaan dhalinyarada ku xiran dalalka kalana ay sidaas oo kale u dayacan yihiin.<\/p>\n<p><strong>\u00a0Dhagayso.<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-27692-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Shir-jaraaa.id-Duceysane.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Shir-jaraaa.id-Duceysane.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/Shir-jaraaa.id-Duceysane.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>C\/riaaq Maxamed Dirir (Duceysne) oo ka hadlay arinta dhalinyarad soomaaliyee ee ku xiran Hindiya,kuwaas oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":27694,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27692","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1540,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27692","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27692"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27692\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27696,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27692\/revisions\/27696"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27694"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27692"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27692"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27692"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}