{"id":27703,"date":"2016-09-28T14:52:39","date_gmt":"2016-09-28T12:52:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27703"},"modified":"2016-09-28T14:52:39","modified_gmt":"2016-09-28T12:52:39","slug":"dowlada-kuwait-oo-gacan-siineysa-ciidanka-xooga-dalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27703","title":{"rendered":"Dowlada Kuwait oo gacan siineysa Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini , ayaa gaaray magaalada Kuwait ee caasimada dalka Kuwait, waxaana dalkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyin katirsan Dowlada Kuwait.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaasaandiga Soomaaliya ayaa wafdiga uu hogaaminayo waxaa kamid ah Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka S\/Gaas Maxamed Adan Axmed, Taliyaha Ciidanka Cirka S\/Guuto Maxamed Sh Cali Maxamud, Taliyaha Ciidanka Badda Madey Nurey Sheekh iyo Saraakiil kale oo katirsan Ciidanka Xooga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wafdiga Wasiir Diini ayaa kulan gaar ah waxa ay Qasriga Madaxtooyada Kuwait kula qaateen Amiirka Kuwait Sheekh Sabax Al-Axmed Al Sabaaxla, waxa uuna Amiirka wafdigan uu la kulmay u balan qaaday in ay Dowladiisa taageeryso ciidanka Xooga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kuwait ayaa sheegay in Dowlada Kuwait ay u balan qaaday Masuuliyiinta ay la kulmeen in ay taageerayaan Dpwlada Soomaaliya ayna gacan siinayaan ciidanka Xooga Soomaaliyeed oo dagaal kula jira Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Wafdiga uu la kulmayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sidoo kale la filayaa in ay la kulmaan masuuliyiin katirsan Dowlada Kuwait gaar ahaan Wasaarada Gaashandhiga Kuwait , waxaana la filayaa in Kuwait ay gacan ka geesato dib u dhiska Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wararqaar ay heleeso warbaahinta raadraac ayaa sheegaya in wasiirka uu socdaalo ku tagi doono qaar kamid ah wadamada carabta sida qadar iyo imaaraadka carabta iskasta oo warkaasi xaqiiqo ahayn.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Sareeyo Gaas Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini , ayaa gaaray&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":27704,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27703","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1561,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27703","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27703"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27703\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27705,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27703\/revisions\/27705"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27704"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27703"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27703"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27703"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}