{"id":27769,"date":"2016-09-30T10:39:30","date_gmt":"2016-09-30T08:39:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27769"},"modified":"2016-09-30T10:39:30","modified_gmt":"2016-09-30T08:39:30","slug":"abaar-iyo-biyo-laaan-ka-jirta-qeybo-ka-tirsan-gobolka-togdheer","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27769","title":{"rendered":"Abaar iyo biyo la&#8217;aan ka jirta qeybo ka tirsan gobolka Togdheer"},"content":{"rendered":"<p>Qeybo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa waxaa wali ka jira abaar iyo biyo yari.<\/p>\n<p>Biyo yarida gobolkaa ka jirtaa ayaa halis ku ah dadka iyo duunyadaba ayadoo haatan dadka iyo duunyadaba ay geeri qarka u saaran yihiin.<\/p>\n<p>Sanadkaan horrraantiisii iyo xataa laga soo bilaabo sanadkii hore ayaa waxaa qeybo badan oo gobolka ah ka dhacay abaaro ba&#8217;an.<\/p>\n<p>Haatan ayaa waxaa le&#8217;enaya xoolaha sida dad masuuliyiin ah ay warbaahinta u sheegeen. Biyaha ayaa yar oo gawaari meelo fog fog looga keenaa waana qaali iminka.<\/p>\n<p>Saddexdii sano ee la soo dhaafay ayaa roobabku ku yaraayeen gobolada Togdheer, Sool iyo Sanaag iyo weliba qeybo badan oo ka tirsan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qeybo ka tirsan gobolka Togdheer ayaa waxaa wali ka jira abaar iyo biyo yari. Biyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":27770,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1292,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27769"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27771,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27769\/revisions\/27771"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27770"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}