{"id":27772,"date":"2016-09-30T10:43:15","date_gmt":"2016-09-30T08:43:15","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27772"},"modified":"2016-09-30T10:43:15","modified_gmt":"2016-09-30T08:43:15","slug":"sawirro-jaamacada-muqdisho-oo-imtixaanka-ogolaanshaha-ka-qaaday-ardeyda-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=27772","title":{"rendered":"SAWIRRO: JAAMACADA MUQDISHO OO IMTIXAANKA OGOLAANSHAHA KA QAADAY ARDEYDA CUSUB."},"content":{"rendered":"<p>Ardayda iska diiwaangalisay Jaamacada Muqdisho xarunta Boosaaso ayaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 30\/09\/2016, u fariistay imtixaanka ogolaanshaha ee ka mid noqoshada Jaamacada sanad waxbarasheedka 2016\/2017.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Jaamacada Moqdisho xurunta Boosaaso Dr. Abdullahi Sheekh Hassan oo imtixaanka daah furay ayaa soo dhaweeyay ardayda cusub uguna hambalyeeyay ka mid noqoshadooda Jaamacada Muqdisho.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha ayaa ardayda ku dhiiri galiyay inay sii wataan dadaalkoodii waxbarasho una rajeynayo in imtixaanka illahay ufududeeyo ayna noqdaan kuwo guulaysta mustaqbalka dhaw iyo kan fogba.<\/p>\n<p>Ardayda oo iska diiwaangalisay kuliyadaha kala duwan ee jaamacada ayaa imtixaanku jawi dagan ugu soo dhamaaday iyagoo wajiyadooda laga dheehanayay farxad iyo rayrayn .<\/p>\n<p>Qabashada ardayda cusub danaynaysa ka mid noqoshada Jaamacada Muqdisho ayaa wali ka socota xuruta dhexe ee Jaamacada ee xaafada Biyo kulule.<\/p>\n<p><strong>Warbixinta: Jaamacada.<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3358.jpg?w=1000\" alt=\"img_3358\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3364.jpg?w=1000\" alt=\"img_3364\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3378.jpg?w=1000\" alt=\"img_3378\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3383.jpg?w=1000\" alt=\"img_3383\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3390.jpg?w=1000\" alt=\"img_3390\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i1.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3400.jpg?w=1000\" alt=\"img_3400\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/www.raxanreeb.com\/wp-content\/uploads\/2016\/09\/IMG_3366.jpg?w=1000\" alt=\"img_3366\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ardayda iska diiwaangalisay Jaamacada Muqdisho xarunta Boosaaso ayaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 30\/09\/2016, u&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":27773,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27772","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1483,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=27772"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27774,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/27772\/revisions\/27774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27773"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=27772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=27772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=27772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}