{"id":2792,"date":"2014-09-25T22:22:12","date_gmt":"2014-09-25T20:22:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2792"},"modified":"2014-09-25T22:22:12","modified_gmt":"2014-09-25T20:22:12","slug":"dhagayso-cabdi-qaybdiid-anagaa-xirnay-garoonka-cabdulaahi-yuusuf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2792","title":{"rendered":"Dhagayso: Cabdi Qaybdiid \u201dAnagaa xirnay Garoonka Cabdulaahi Yuusuf\u201d"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\" alt=\"130\" width=\"128\" height=\"67\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gaalkacyo (Pes): \u00a0Hogaamiye Xafadeedka Baraxleey \u00a0ee Koonfurta magaalada gaalkacyo Cabdi Qaybdiid ayaa waraysi uu sii VOA somali wuxuu ku sheegay in ay xireen Garoonka Cabdulaahi Yuusuf \u201d waana uu xiran yahay Garoonku anagaa xirnay\u201d., isaga oo ku sugan Cadaado oo uu maanta ka soo dagay isagoo hub iyo lacag in dagaal looga huriyo Gaalkaco Xamar looga soo raray.<br \/>\nHogaamiye Xafadeedka Baraxleey ayaa intaa ku daray in ay kala yihiin Garoon Qaran oo dadka ka wado dhaxeeya laakiin ay Puntland isa siisay iyo mid dad gaar ah oo ganacsato ah samaysteen oo kaayaga ah. Kan Qaranka, Garoonka Cabdulaahi Yuusuf anaga reer Baraxleey ah iyo reer Puntland, waa in aanu wado maalulaa oo aanu ka wada tashanaa, haddii kale socon mayso.<\/p>\n<p>Qaybdiid ayaa ka digay dagaalka uu isagu gadaal ka riixayo wuxuuna \u201dwaxaan u digayaa \u00a0dadka reer Gaalkacyood dagaal meel kale laga soo waariday\u201d Wuxuu Qaybdiid ula jeedaa Xamar.<\/p>\n<p>Halkan ka dhagayso waraysigii VOA la yeelatay Qaybdiid<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-2792-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/hannjabaada-qaybdiid.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/hannjabaada-qaybdiid.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/hannjabaada-qaybdiid.wav<\/a><\/audio>\n<h2>\nPuntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): \u00a0Hogaamiye Xafadeedka Baraxleey \u00a0ee Koonfurta magaalada gaalkacyo Cabdi Qaybdiid ayaa waraysi uu sii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2792","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1960,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2792"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2794,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2792\/revisions\/2794"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}