{"id":28014,"date":"2016-10-05T17:48:39","date_gmt":"2016-10-05T15:48:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28014"},"modified":"2016-10-05T17:48:39","modified_gmt":"2016-10-05T15:48:39","slug":"sawirromadaxweynaha-dawladda-puntland-oo-ugu-baaqay-dadweynaha-reer-puntland-iyo-beesha-caalamkaba-inay-ka-qayb-qaataan-gurmadka-abaaraha-ee-ka-jira-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28014","title":{"rendered":"Sawirro:Madaxweynaha dawladda Puntland oo ugu baaqay dadweynaha reer Puntland iyo beesha caalamkaba inay ka qayb qaataan gurmadka Abaaraha ee ka jira Puntland"},"content":{"rendered":"<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 05-October-2016 kulan uu kula qaatay Qasriga Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe dhammaan Hay\u2019adaha samefalka ee ka hawl-gala Puntland waxa uu ka jeediyey Ambiil\u00a0 ama baaq ku saabsan abaaraha baahsan ee ka jira Puntland, baaqaas\u00a0 oo uu u diray dadweynaha reer Puntland iyo beesha caalamkaba.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28015\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-5.jpg\" alt=\"231-5\" width=\"800\" height=\"533\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Kulanka ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey,Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Deeq Saleebaan Yuusuf, Wasiirro iyo dhammaan hay\u2019adaha samefalka ee ka hawl-gala Puntland.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Madaxweynaha dawladda Puntland ayaa sheegay in ay Puntland ka jiraan abaaro ba\u2019an oo saameeyey dadka iyo duunyadaba isla markaana haddii aan sida ugu dhakhsaha badan wax looga qaban ay halis gelin karto nolosha dadka iyo duunyadaba.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cRaxmadda Eebbe kama aannaan quusan balse waxaan rabaa in aan shacabka reer Puntland iyo beeshaca caalamkaba u sheego in ay Puntland ka jirto khatar weyn oo dhinaca abaaraha ah<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waxaa loo baahan yahay in la sameeyo qorshe ku talo-gal ah, kaas oo looga gaashaamanayo haddii sida aynu u rabno ay wax u dhici waayaan\u201dayuu yiri Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Ugu dambayn Madaxweynuhu waxa uu xusay in xilli roobaadkii lasoo dhaafay ee Gu\u2019ga ay yaraayeen roobabkii ka da\u2019ay Puntland sidoo kalena laga cabsi qabo in roobabka dayrta uu dib u dhac ku yimaado ama ay yaraadaan, taa beddelkeena loo baahan yahay in dawlad ahaan iyo shacab ahaanba loo diyaar garoobo sidii loo wajihi lahaa abaarahaasi.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u201cwaxaan rabaa in aan caddeeyo in ay Puntland ka jirto khatar weyn oo dhinaca abaaraha ah maadaama ay yaraayeen roobabkii gu\u2019ga ee lasoo dhaafay lagana cabsi qabo in roobabka dayru ay yaraadaan, sidaa awgeed waxaa loo baahan yahay in aan dawlad ahaan iyo shacab ahaanba u diyaar garowno, beesha caalamkana marwalba taageeradooda waanu u baahanahay\u201dayuu yiri Madaxweyne Dr. Cabdiweli Maxamed Cali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa manta 05-October-2016 kulan uu kula qaatay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28014","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1155,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28016,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28014\/revisions\/28016"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}