{"id":28130,"date":"2016-10-07T13:17:03","date_gmt":"2016-10-07T11:17:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28130"},"modified":"2016-10-07T13:17:03","modified_gmt":"2016-10-07T11:17:03","slug":"q-m-oo-shaqada-ka-saartay-sarkaal-ka-shaqeynayay-xafiiska-unsom-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28130","title":{"rendered":"Q. M. oo shaqada ka saartay sarkaal ka shaqeynayay xafiiska UNSOM ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee Dalka Soomaaliya UNSOM, sababo la xiriira wax is daba marin iyo musuqmaasuq.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/158ab.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-28044\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/158ab.png\" alt=\"158ab\" width=\"381\" height=\"249\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amadu Kamara, oo ahaa Agaasimaha Xafiiska UNSOM iyo weliba UNSOM ayaa la eryay, kadib markii lagu eedeeyay inuu heshiis kunturaad ah siiyay Dad uu la wadaagayay Mashruuc gaar ah.<\/p>\n<p>Mr \u00a0kamara, oo u dhashay Dalka Senegal, ayaa lagu eedeeyay in uu si qalad ah u isticmaalay dhaqaale lagu caawinayay dib u dhiska ciidamada Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sarkaalkan, oo qaybta nabad ilaalinta ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa ku biiray 1993-kii, ayaa Soomaaliya yimmid Bishii April ee Sanaddii 2012-kii, markii laga soo wareejiyay Xafiiska Qaramada midoobay ee Koofurta Suudaan.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa shaqadii ka saartay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xafiiska Qaramada Midoobay ee&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28130","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1293,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28131,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28130\/revisions\/28131"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}