{"id":28253,"date":"2016-10-08T21:20:00","date_gmt":"2016-10-08T19:20:00","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28253"},"modified":"2016-10-08T21:20:00","modified_gmt":"2016-10-08T19:20:00","slug":"breaking-news-galmudug-oo-caawa-keentay-gaalkacyo-ciidamo-badan-oo-ay-kasoo-daabushay-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28253","title":{"rendered":"BREAKING NEWS: Galmudug oo caawa Keentay Gaalkacyo Ciidamo badan oo ay kasoo daabushay Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>8 okt 2016 (Puntlandes) Maamulka Galmudug ayaa caawa soo dhoobay magaalada Gaalkacyo Ciimadamo fara badan oo ay ka keentay Cadaado.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/226-3.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28003\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/226-3.gif\" alt=\"226-3\" width=\"500\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inay Galmudug keentay Gaalkacyo wixii Malayshiyo iyo Hub tikniko ah oo ay heli kartay iyadoo u diyaar garawday dagaal.<\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa xataa wuxuu caawa soo dhoobay Malayshiyo badan suuqa Gaalkacyo iyagoo Godod ka qotay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka galmudug ayaa manta mar uu kasoo degay Cadaado waxa uu ku hanjabay inay magaalada Gaalkacyo hal maamul yeelanayso, taasoo ah Iclaamin dagaal oo Puntland ka dhan ah.<\/p>\n<p>Wararka\u00a0Gaalkacyo kala soco\u00a0Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>8 okt 2016 (Puntlandes) Maamulka Galmudug ayaa caawa soo dhoobay magaalada Gaalkacyo Ciimadamo fara badan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28253","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2264,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28254,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28253\/revisions\/28254"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}