{"id":2836,"date":"2014-09-26T20:03:30","date_gmt":"2014-09-26T18:03:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2836"},"modified":"2014-09-26T20:03:30","modified_gmt":"2014-09-26T18:03:30","slug":"bal-daawada-videogan-mudug-iyo-galgaduud-kuwii-qaybdiid","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2836","title":{"rendered":"Bal daawada Videogan: Mudug iyo Galgaduud kuwii \u2026 Qaybdiid"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2436\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/130.png\" alt=\"130\" width=\"128\" height=\"67\" \/><\/a><\/p>\n<p><strong>Gaalkacyo (Pes<\/strong><strong>)<\/strong><strong>:<\/strong>\u00a0Hogaamiye cabdi Qaybdiid ayaa shalay 25 kii sebtember mar uu ka hadlayey Cadaado oo uu ka soo degay waxaa uu sheegay qabiilada dega Mudug iyo Galgaduud uu ku casuumayo shirka maamulka ay ku dhisanayaan ee Cadaado ka furmidoona.<\/p>\n<p>Wuxuu u gacan haadiyey qaliilooyinka dega Gobolka Mudug oo hoos yimaada dowlada Puntland. Isagoo yiri kuwa wax ku leh Gudiga farsamada, kuwa aan wax ku lahayn, kuwii Villa Wardhiigleey joogay iyo kuwaan joogin ha yimaadaan waa u furan yahaye.<\/p>\n<p>Qabaa\u2019ilada Qaybdiid u gacanhaadinayo oo aan ku jirin waxa ay ugu yeeraan \u201dGudiga Farsamadda\u201d oo uu Xasan Culusoow ka reebay\u00a0 isagoo ka cabsaday indhaha Beesha Caalamka waa kuwa reer Puntland.<\/p>\n<p>Reer Puntland maanta maalin ay isaga duuban yihiin ma jirto Qaybdiid iyo kooxda Villa Wardhiigleeyna waa riyoonayaan<\/p>\n<p>Halkan kadaawo Qaybdiid<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"\/\/www.youtube.com\/embed\/P_xmHDGU-vE\" width=\"500\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<h2>Puntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes):\u00a0Hogaamiye cabdi Qaybdiid ayaa shalay 25 kii sebtember mar uu ka hadlayey Cadaado oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2836","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1947,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2836","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2836"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2836\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2837,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2836\/revisions\/2837"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2836"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2836"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2836"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}