{"id":28446,"date":"2016-10-11T21:18:30","date_gmt":"2016-10-11T19:18:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28446"},"modified":"2016-10-12T13:04:25","modified_gmt":"2016-10-12T11:04:25","slug":"dhagayso-fartiinta-mareeye-xasan-sheekh-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ciidamo-dheeraad-ah-usoo-dirayo-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28446","title":{"rendered":"Dhagayso Fartiinta Mareeye: Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay inuu Ciidamo dheeraad ah usoo dirayo Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>11 okt 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir \u201cMaareeye\u201d oo ku hadlaya afka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay inay DFS usoo dirayso magaalada Gaalkacyo Ciidamo dheerad ah oo ka qaybqaata Colaada uu Xasan Sheekh ka hurinayo\u00a0Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-4d9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28009\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-4d9.jpg\" alt=\"231-4d9\" width=\"510\" height=\"287\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiir Maareeye ayaa\u00a0sheegay in Ciidan ay u direen halkaas kuna Xoojinayaan kuwa kale isagoona sidoo kale dawladda Puntland ku tilmaamay qabiil.\u00a0Axamadii ayey ahayd markii ay DFS usoo dirtay Gaalkacyo Ciidan 400 gaaray oo qaarkood Diyaarado lagu soo daadgureeyey.<br \/>\nDaawo Afhayeenka Xasan Sheekh Wasiir Maareeye<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/T4Il-5WRQVg\" width=\"554\" height=\"380\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nHadalka ayaa u muuqda inuu jawaab u yahay Warmurtiyeedkii ay maanta soo saartay Dawalda Puntland, iyadoo ay si CAD u sheegtay DFS inay Ciidamo dheeraad ah usoo dirayso Magaalada Gaalkacyo si ay ula dagaalamaan dawlada Puntland iyo shacabkeeda.<\/p>\n<p>Dhagayso Wasiir Mareeye<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28446-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Amareeyi_11.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Amareeyi_11.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Amareeyi_11.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>11 okt 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28446","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2879,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28446"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28495,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28446\/revisions\/28495"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}