{"id":28565,"date":"2016-10-13T18:13:40","date_gmt":"2016-10-13T16:13:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28565"},"modified":"2016-10-13T18:13:40","modified_gmt":"2016-10-13T16:13:40","slug":"dhagayso-galmudug-wararkii-u-dambeeyey-ee-dagaalkii-gaalkacyo-oo-habeen-kala-dhexgalay-ciidamada-puntland-guulo-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28565","title":{"rendered":"Dhagayso-Galmudug: Wararkii u dambeeyey ee Dagaalkii Gaalkacyo oo Habeen kala dhexgalay &#038; Ciidamada Puntland Guulo gaaray"},"content":{"rendered":"<p>13 okt 2016\u00a0(Puntlandes)\u00a0Ciidamada dawlada Puntland oo galabta dagaal culus oo dib u bilowday la galay Maamulka Galmudug ayaa ka qabsaday gadiid sidoo kalana gubay gadiid kale oo ay leeyihiin ciidamada dawlada federalka Soomaaliya \u00a0gaar ahaana kuwa NISA.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6b5.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28567\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6b5.jpg\" alt=\"231-6b5\" width=\"747\" height=\"441\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6b5.jpg 747w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6b5-300x177.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6b5-292x172.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6b5-638x377.jpg 638w\" sizes=\"auto, (max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Taliyaasha ciidamada Dawlada Puntland ee joogay jiida hore ee dagaalka ayaa sheegay inay dharbaaxo xoogleh gaarsiiyeen Gaashaanbuurta ka kooban maleeshiyo Galmudug,\u00a0Ciidanka DFS iyo Alshabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada dawlada Puntland ayaa sheegay dawladu inay dib kasoo bandhigayso ciidamada NISA ee lagu qabtay dagaalkaasi iyo waliba sidoo kale gadiidkii ay gacanta ku dhigtay.<\/p>\n<h3>Dhagayso Galmudug \u201dPuntland Taangi Bay Saaka Nala Dhacday Beesha Caalamka iyo Dowlada Federalka hana Soo gaart\u201d<\/h3>\n<p>Gudoomiya qayba galmudug ee gaalkacyo ee Xaafada Baraxley ayaa ka hadlay Dagaalka culus oo ka Socda agagaarka magaalada Gaalkayco kaasoo Khasaare Xoogan u gaystay maleeshyiaadka Galmudug<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Ciidanka Dowlada\u00a0\u00a0Puntland ay Duqeeyeen Xaafada Baraxley\u00a0isagoo Beesha Caalamka iyo Dowlada Federaalka ugu Baaqay in Arintaasi la eego, Gurmad Dag Dagana lala Soo Gaaro<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Gudoomiya qayba galmudug ee gaalkacyo ee Xaafada Baraxley<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28565-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabaad_13.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabaad_13.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabaad_13.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 okt 2016\u00a0(Puntlandes)\u00a0Ciidamada dawlada Puntland oo galabta dagaal culus oo dib u bilowday la galay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28565","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3438,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28568,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28565\/revisions\/28568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28567"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}