{"id":28569,"date":"2016-10-13T21:22:23","date_gmt":"2016-10-13T19:22:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28569"},"modified":"2016-10-13T21:22:23","modified_gmt":"2016-10-13T19:22:23","slug":"dhagayso-warbixino-waraysiyo-ka-hadlaya-dagaalkii-galkacyo-xaaladda-caawa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28569","title":{"rendered":"Dhagayso: Warbixino &#038; waraysiyo ka hadlaya dagaalkii Galkacyo &#038; xaaladda caawa"},"content":{"rendered":"<p>13 okt 2016\u00a0(Puntlandes)\u00a0Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa caawa isugu habeensadey dagaal xoogan oo abaare 5tii galabnimo faraha la isula tagay socdayna ilaa qorax dhicii.<\/p>\n<p>Ciidanka labada dhinac oo iswaydaarsanayey madaafiicda goobta ayaa waxa ay hadda kusugan yihiin goobihii ay Qoraxdu ugu dhacday, waxaana jira dhaawacyo la gaarsiiyey xarumaha caafimaadka.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28468\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254.jpg\" alt=\"img_0254\" width=\"768\" height=\"431\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0254-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a><\/p>\n<h3><strong>Dhanka Galmudug<\/strong><\/h3>\n<p>Khasaaraha ayey VOA ku sheegtay 7 dhimasho ah oo ah dhanka Galmudug iyo dhaawac intaas kasii badan.<\/p>\n<p>Dhagayso warbixin ay caaw ka diyaarisay VOA<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28569-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_adagaalkii_gaalkacyo_13.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_adagaalkii_gaalkacyo_13.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_adagaalkii_gaalkacyo_13.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nHalkana ka dhagayso Gudoomiyaha xaafada Baraxleey<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28569-2\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabaad_13.mp3?_=2\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabaad_13.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabaad_13.mp3<\/a><\/audio>\n<h3>\n<strong>Dhanka Puntland<\/strong><\/h3>\n<p>Gudoomiyaha Gobolka Mudug Xasan Maxamed Khaliif (Xasan Abgaaloow) oo waraysi siiyey idaacadda Daljir ayaa sheegay inay dawlada Puntland ay iska difaacayso dagaal ay kusoo qaadeen DFS iyo Galmudug.<\/p>\n<p>Abgaaloow oo la waydiiyey khasaaraha dhanka Puntland ayaa sheregay inuusan jirin Khasaare soo gaaray dhanka Puntland dagaalka Gardarada ah ee DFS iyo galmudug kusoo qaadeen Puntland.<\/p>\n<p>Abgaaloow ayaa sheegay inay waanwaan diideen Isbahaysiga DFS iyo Galmudug ayna dhanka Puntland Goosteen inaysan waanwaan dambe gelin.<\/p>\n<p>Dhagayso warbixin ay caaw ka diyaarisay idaacadda Daljir oo ay ku waraysatay Gudoomiye abgaaloow<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28569-3\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_adagaalkii_gaalkacyo_13a.mp3?_=3\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_adagaalkii_gaalkacyo_13a.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_adagaalkii_gaalkacyo_13a.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 okt 2016\u00a0(Puntlandes)\u00a0Ciidamada Puntland iyo Galmudug ayaa caawa isugu habeensadey dagaal xoogan oo abaare 5tii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2038,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28572,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28569\/revisions\/28572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28336"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}