{"id":28818,"date":"2016-10-18T08:00:06","date_gmt":"2016-10-18T06:00:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28818"},"modified":"2016-10-18T08:00:06","modified_gmt":"2016-10-18T06:00:06","slug":"dhagayso-odoyaasha-hawiye-oo-difaacaya-dagaal-ooge-cabdi-qaybdiid-inuu-ka-mid-noqdo-aqalka-sare-ee-soomaaliaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28818","title":{"rendered":"Dhagayso: Odoyaasha Hawiye oo Difaacaya Dagaal Ooge Cabdi qaybdiid inuu ka mid noqdo Aqalka sare ee Soomaaliaya"},"content":{"rendered":"<p>18 2016 (Puntlandes)\u00a0Odoyaasha Hawiye ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kullan lagu DIFAACAYO DAGAAL OOGE Cabdi Qaybdiid, oo GACANTIISA ku Xasuuqay Shacab fara badan oo Soomaaliyeed, inuu ka mid noqdo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-28819\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3.png\" alt=\"231-7a3\" width=\"542\" height=\"362\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3.png 641w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3-300x200.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3-292x195.png 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3-638x426.png 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a3-60x40.png 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 542px) 100vw, 542px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Axmed Diiriye oo ku caan ah taageerida iyo ku hadalka Qabyaalada ayaa waraysi uu bixiyey ku Difaacay Dagaal Ooge Cabdi Qaybdiid, isagoo\u00a0sheegay inuu CABDI QAYBDIID MUDAN YAHAY inuu ka mid noqdo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliaya aysana jirin cid ka mudan oo ay Galmudug soo xulan lahayd.<\/p>\n<p>Dhanka kale\u00a0Axmed Diiriye oo u meel deyaya ama qiil uu ku difaaco u samaynaya ayaa amaaanay Musharixiinta uu madaxweyne Gaas usoo xulay Aqalka Sare xubnha Puntland.<\/p>\n<p>Axmed Diiriye ayaa sheegay inaysan dhagaysanayn danna aysan ka lahayn ummaddii Soomaaliyeed ee uu ehelkooda XASUUQAY DAGAAL OOGE CABDI QAYBDIID, uuna yahay Shaqsi aad u mudun in la abaalmariyo shaqadii wacnayn ee uu ummaddiisa usoo qabtay, CAJIIB.<\/p>\n<p>Waa Aduunyo wareersan oo aan la kala aqoon ninka ay tahay inuu XABSI iyo CIQAAB muadn yahay iyo ninka GEESIGA lagu tilmaamo, haddii\u00a0DAGAAL OOGE CABDI QAYBDIID oo Xasuuqay ummaad fara badan burburiyeyna dawladnimadii Soomaaliyeed uu mudan yahay in lagu Abaal mariyo ka mid noqoshada Aqalka Sare ee\u00a0Baarlamaanka Soomaaliaya wax laga sugaa Aqalkaas iyo dawladaas midna ma jirto ee Soomaaliyeey iska ilooba.<\/p>\n<p>Dhagayso\u00a0Odoyaasha Hawiye oo difaacaya\u00a0DAGAAL OOGE CABDI QAYBDIID<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28818-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabdi_qaybdiid_oo_la_difaacay_18.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabdi_qaybdiid_oo_la_difaacay_18.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_Acabdi_qaybdiid_oo_la_difaacay_18.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 2016 (Puntlandes)\u00a0Odoyaasha Hawiye ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay kullan lagu DIFAACAYO DAGAAL OOGE Cabdi&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28819,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28818","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1856,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28818","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28821,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28818\/revisions\/28821"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}