{"id":28823,"date":"2016-10-18T11:33:02","date_gmt":"2016-10-18T09:33:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28823"},"modified":"2016-10-18T12:22:04","modified_gmt":"2016-10-18T10:22:04","slug":"deg-deg-puntland-oo-beenisay-hadalkii-madaxweyne-ckariin-xuseen-guuleed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28823","title":{"rendered":"DEG-DEG: Puntland oo beenisay Hadalkii Madaxweyne C\/kariin Xuseen Guuleed."},"content":{"rendered":"<p>18 2016 (Puntlandes) Dowladda Puntland ayaa waxaa ay ka hadashay warar la isla dhex marayey 24kii saac ee ugu danbeeyey, kuwaas oo sheegayey in ay madaxda Dowladda Puntland iyo maamulka Galmudug ay Colaada Gaalkacyo qodobo ku hishiiyeen.<\/p>\n<figure id=\"attachment_28513\" aria-describedby=\"caption-attachment-28513\" style=\"width: 501px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-28513\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg\" alt=\"Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C\/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)\" width=\"501\" height=\"281\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg 2736w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-768x431.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-1024x575.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 501px) 100vw, 501px\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-28513\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C\/lahi warsame,<br \/>(<strong>Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya<\/strong>)<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta, Dr. Cali C\/lahi Warsame ayaa maanta Saxaafadda u sheegay inaysan jirin wax wadahadal ah oo haatan furmay, Wasiirka ayaa sheegay in aysan wali Puntland guddi u saarin arinta Gaalkacyo, waloow uu albaabka wada hadalku furan yahay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa waxaa uu intaas ku daray, in ay Puntland ka go&#8217;antahay in xal waara loo helo arinta soo laalaabatay ee Magaalaadda Gaalkacyo, waxaana uu sheegay in ay Puntland doonayso in arinka Gaalkacyo ay ka wada xaajoodaan dadka ehelka u ah oo ay ka mid yihiin Nabadoonada, Odoyaasha, Culimaa\u00e4udiinka iyo Waxgaradka labada dhinac.<\/p>\n<p>Wasiir Dr. Cali ayaa si cad u sheegay inaysan Puntland doonayn in Wada hadalada laga gooyo meelo kale ayna gooyaan dad aan ehel u ahayn Magaalada iyo Gobolka oo dano Siyaasadeed ama kuwo kale ka leh.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale fariin u diray dadka ka qaxaya magaaladda Gaalkacyo, waxaana uu sheegay in aysan dadku qaxa ku dag dagin, maadaama dhibaatada kasoo gaaraysaa ay ka badan tahay midda ay ka qaxayaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Dhagayso hadalkii wasiirka oo dhamaystiran.<\/strong><\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-28823-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/codka-wasiir-Cali-Cabdullhi-warsame-.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/codka-wasiir-Cali-Cabdullhi-warsame-.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/codka-wasiir-Cali-Cabdullhi-warsame-.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>18 2016 (Puntlandes) Dowladda Puntland ayaa waxaa ay ka hadashay warar la isla dhex marayey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":28513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28823","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":3893,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28823"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28827,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28823\/revisions\/28827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}