{"id":28828,"date":"2016-10-19T08:21:16","date_gmt":"2016-10-19T06:21:16","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28828"},"modified":"2016-10-19T08:21:16","modified_gmt":"2016-10-19T06:21:16","slug":"daawo-video-siyaasi-cqani-orhaye-madaxda-dfs-waxaa-waqtigu-uga-lumay-la-dagaalanka-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28828","title":{"rendered":"Daawo Video: Siyaasi C\/qani Orhaye &#8220;Madaxda DFS waxaa waqtigu uga lumay la dagaalanka Federaalka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>19 2016 (Puntlandes) Siyaasi Cabdiqani Cabdi Jaamac Orhaye oo soo ahaa Wasiirka Madaxtooyadda Jubaland iminkana ah la taliyaha Xafiiska Raysul wasaaraha DFS isla markaasna ah Musharax u taagan ka mid noqoshada Aaqlka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya xubnaha ka imaanaya\u00a0Gobolka Mudug oo waraysi siiyey PLTV ayaa sheegay in madaxda DFS ay 4 tii sano ee loo daartay inay dalka gaarsiiyaan Doorasho ku salaysan in Qof codeeyo ay waqtigodii ku lumiyeen la dagaalanka Federaalka.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28829\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a4.png\" alt=\"231-7a4\" width=\"579\" height=\"408\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a4.png 579w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a4-300x211.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-7a4-292x206.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/a><br \/>\nSiyaasi Cabdiqani ayaa yiri isagoo ka hadlaya arintaas &#8220;Madaxda DFS waxaa waqtigu uga lumay la dagaalanka Federaalka iyo Federaal diid&#8221;<\/p>\n<p>Musharax Cabdiqani oo u taagan ka mid noqoshada Aaqlka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay oo shacabka usoo bandhigay Aqoontiisa, shaqooyinka uusoo qabtay ama waayo aragnimadiisa iyo waxqabadkiisa intaba.<\/p>\n<p>Daawo waraysiga\u00a0Siyaasi Cabdiqani<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XsUt1REVOpc\" width=\"654\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>19 2016 (Puntlandes) Siyaasi Cabdiqani Cabdi Jaamac Orhaye oo soo ahaa Wasiirka Madaxtooyadda Jubaland iminkana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28829,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28828","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1847,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28828","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28828"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28828\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28839,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28828\/revisions\/28839"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28829"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28828"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28828"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28828"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}