{"id":28857,"date":"2016-10-19T14:22:34","date_gmt":"2016-10-19T12:22:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28857"},"modified":"2016-10-19T14:23:16","modified_gmt":"2016-10-19T12:23:16","slug":"faahfaahin-khudbadihii-maanta-aay-ka-musharixiinta-aqalka-sare-ee-puntland-baarlamanka-ka-jeediyeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28857","title":{"rendered":"Faahfaahin Khudbadihii maanta aay ka musharixiinta Aqalka Sare ee Puntland Baarlamanka ka jeediyeen"},"content":{"rendered":"<p>Musharaxiinta u tartamaya xubinnimada golaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa khudbadahooda wax-qabad, waxbarasho iyo khibradeed u jeediyey golaha wakiilada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28732\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1.jpg\" alt=\"231-6d1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a>0<br \/>\nKhudbadahooda taariikh nololeed ee dhinacyada waxbarashada, waayo aragnimo iyo khibradooda shaqo ayey u jeediyeen golaha waliilada Puntland 20-bishan oo ah Khamiista dooranaya 11-xubnood ee Puntland ku matalaya golaha aqalka sare dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana madasha lagu dhegeystey khudbadaha musharaxiinta goob-joog ka ahaa guddiyada doorashooyinka dadban ee heer federaal iyo heer Puntland, xubnaha tartamaya iyo marti kale.<br \/>\nSiciid Jaamac Qorsheel oo xubin ka ah guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal oo madasha joogay ayaa sheegay in Puntland sidii loogu talo galay kusoo xushay xubnaha tartamaya ayna goob-joog u noqon doonaan doorashada iyo habka ay u qabsoonto.<br \/>\nGuddoomiyaha guddiga doorashada dadban ee Puntland Nabadoon Khaliif Aw-Cali ayaa dhankiisa sheegay in xubnahan baarlamaanka hor yimid yihiin shacsiyaadkii u qalmay qabashada kuraasta ay u tartamayaan islamarkana ay buuxiyeen guud ahaan shuruudihii musharaxnimo.<br \/>\nXubnaha tartamaya oo intaas kadib golaha la hadlay ayaa jeediyey khudbado uu shaqsi walbaa ku faah-faahiyey himiladiisa siyaasadeed, iyo waxyaabaha uu doonayo iinu u ololeeyo waxka qabashadooda hadiiba uu ku guulaysto xubinimada golaha saree dalka, waxana ay intooda badan ka midaysnaayeen inay ku dedaalayaan sidii ay Puntland u heli lahayd xuquuqdeeda ay ku leedahay dowladda Federaalka ah.<br \/>\nXubnahan musharaxniinta ah ayaa ka kooban ku dhowaad 30-xubnood oo dhammaantood loolan adag ugu jira kamid noqoshada golaha sare Jamhuuriyadda Federaalka ah.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharaxiinta u tartamaya xubinnimada golaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa khudbadahooda wax-qabad, waxbarasho iyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28857","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1407,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28857"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28859,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28857\/revisions\/28859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28732"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}