{"id":2886,"date":"2014-09-28T13:13:59","date_gmt":"2014-09-28T11:13:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2886"},"modified":"2014-09-28T13:13:59","modified_gmt":"2014-09-28T11:13:59","slug":"dhagaysohogaamiye-qaybdiid-oo-tak-tikadii-bedelay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2886","title":{"rendered":"Dhagayso:Hogaamiye Qaybdiid oo tak-tikadii Bedelay"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Hogaamiye Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid ayaa sheegay inuu ka laabtay xayiraadii uu ku Goodiyey in uu xiray Abdulahi Yusuf Airport ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug,ka dib markuu arkay in Puntland ka hor degtay sugtay Garoonka amaankiisa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201dReer Puntland waxaan ka baranay Diyaarad hawada maraysa oo xoog lagu soo dajiyey\u201d ayaa ka mid ahaa hadala Qaybdiid<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Hogaamiye Qaybdiid ayaa wuxuu yiri \u201darintu alamtara waa soo dhaaftay\u201d wuxuuna intaa ku sii daray in lala arko waxa ay Puntland wadaan. Waxaa xusuusin mudan in aysan ahayn Puntland wixii Colaada u durbaantumayey ee uu ahaa Qaybdiid.<\/p>\n<p>Qaybdiid ayaa wali rajo ka qaba in Xasan Culusoow gii soo diray uu u soo dhiciyo Abdulahi Yusuf Airport isagoo ku baaqay in Xasan si deg dega uga soo gaaro.<\/p>\n<p>\u201dWaxaan u haystay dadka dibada wax ku soo bartay dad ilbaxa, laakiin waxaan arkaya kuwo xabad la ordaya\u201d ayuu hadalka ku soo gabagabeeyey Qaybdiid oo u ekaa in runtu u run sheegtay.<\/p>\n<p>Halkan ka dhagayso Qaybdiid<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-2886-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/wav\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Qaybdiid-airport.wav?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Qaybdiid-airport.wav\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Qaybdiid-airport.wav<\/a><\/audio>\n<h2>\nPuntlandes.com<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (Pes): Hogaamiye Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid ayaa sheegay inuu ka laabtay xayiraadii uu ku&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2886","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1692,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2886","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2886"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2886\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2888,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2886\/revisions\/2888"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2886"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2886"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2886"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}