{"id":28887,"date":"2016-10-20T08:01:21","date_gmt":"2016-10-20T06:01:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28887"},"modified":"2016-10-20T08:01:21","modified_gmt":"2016-10-20T06:01:21","slug":"cabdi-qaybdiid-oo-hub-ciidan-saanad-looga-soo-diray-muqdisho-maanta-la-imaanaya-koonfurta-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28887","title":{"rendered":"Cabdi Qaybdiid oo Hub, Ciidan &#038; Saanad looga soo diray Muqdisho maanta la imaanaya Koonfurta Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p style=\"background: white;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">20 okt 2016 (Puntlandes) Warar aad loogu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in Gen Cabdi Qaybdiid oo caan ku ah Colaad hurinta iyo Xasuuq Shacab uu kusoo wajahan yahay maanta Xaafadda baraxleey ee koonfurta magaalada Gaalkacyo oo uu ka ka arimiyi maamulka Galmudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6e4.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28681\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6e4.png\" alt=\"231-6e4\" width=\"428\" height=\"378\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6e4.png 428w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6e4-300x265.png 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6e4-90x80.png 90w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6e4-292x258.png 292w\" sizes=\"auto, (max-width: 428px) 100vw, 428px\" \/><\/a><\/p>\n<p style=\"background: white;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay inuu Cabdi Qaybdiid la imaan doono koonfurta Gaalkacyo Hub, Ciidan iyo Saanad Ciidan oo uu ka helay madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday ee DFS Xasan Sheekh.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Labadii maalmood u dambaysay waxaa magaalada Cadaado ka degayey Diyaarado sida Hub, Ciidan iyo Saanad Ciidan ay DFS usoo dirtay in lagu weeraro magaalada Gaalkacyo dhanaka Puntland.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Magaalada Gaalkacyo ayaa labadii todobaad ee u dambaysay waxaa ka taagnaa Colaad ay hurinayso DFS, Cabdi Qeybdiid na uu Garwadeen uga yahay iyadoo dano siyaasadeed ka leh Colaada Gobolka Mudug.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;\"><span style=\"font-size: 13.0pt; font-family: 'Arial','sans-serif'; color: black;\">Maamulka Puntland ayaa Diiday wada-hadal iyo Wada-xaajood ay la galaan maamulka Galmuudg,balse lama Oga halka Xaalka Ku Danbeendoono.<\/span><\/p>\n<p style=\"background: white;\">Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 okt 2016 (Puntlandes) Warar aad loogu kalsoon yahay oo ay heshay Warbaahinta Puntlandes ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28681,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28887","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1752,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28887"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28888,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28887\/revisions\/28888"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28681"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}