{"id":28889,"date":"2016-10-20T08:09:46","date_gmt":"2016-10-20T06:09:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28889"},"modified":"2016-10-20T08:09:46","modified_gmt":"2016-10-20T06:09:46","slug":"barlamaanka-puntland-oo-maanta-dooranaya-xubnaha-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28889","title":{"rendered":"Barlamaanka Puntland oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare"},"content":{"rendered":"<p>20 okt 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka dawlada Puntland ayaa fadhigiisa yahay Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa maanta waxaa ka dhacaysa Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya kasoo gelaya deegaamada Puntland.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-28732\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1.jpg\" alt=\"231-6d1\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/231-6d1-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Doorashada oo mudo la sugayey waxaa ka qaybgeli doona Raysul Wasaaraha xukuumaddii mudo xileedkeedu dhamaaday ee DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo kamid ah musharixiinta Aqalka Sare.<\/p>\n<p>RW Cumar ayaan ku jirin Musharixiintii shalay ka hor jeediyey Khudbadaha\u00a0Baarlamaanka dawlada Puntland, isagoo safar ugu maqnaa magaalada nairobo ee dalka Kenya.\u00a0RW Cumar ayaa garowe dshalay gabal gaabkii dib ugu soo noqday si uu maanta uga qayb galo Tartanka isagoo ka mid ah dadka aan shaakigu ku jirin in la dooran doono.<\/p>\n<p>Maanta gelinka dambe ayaa lagu wadaa in guud ahaan doorashada lasoo gabagabeeyo iyadoona ay xubnaha kala saari doonaan mudanayaasha Baarlamaanka Puntland.<\/p>\n<p>Kala soco wararka Doorashada\u00a0Warbaahinta Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 okt 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka dawlada Puntland ayaa fadhigiisa yahay Magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28732,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28889","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1207,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28889","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28889"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28889\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28890,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28889\/revisions\/28890"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28732"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28889"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28889"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28889"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}