{"id":28895,"date":"2016-10-20T09:13:53","date_gmt":"2016-10-20T07:13:53","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28895"},"modified":"2016-10-20T09:13:53","modified_gmt":"2016-10-20T07:13:53","slug":"xubintii-ugu-horaysay-ee-aqalka-oo-soobaxay-iyo-kii-labaad-oo-hadda-codayntiisii-bilaabatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=28895","title":{"rendered":"Xubintii ugu horaysay ee aqalka oo soobaxay iyo kii labaad oo hadda codayntiisii bilaabatay"},"content":{"rendered":"<p>Tartanka aqalka sare ee Dowladda Puntland u matalaya Soomaaliya, ayaa lasoo gaba gabeeyey, iyada oo ay ku tar tamayaan, labada Musharax ee Cumar C\/rishiid Cali iyo Aamin Maxamed C\/lahi.<\/p>\n<p>Labada Musharax ayaa waxaa ay kala heleeb\u00a0Cumar C\/rishiid Cali oo helay 42cod iyo Aamin Maxamed C\/lahi oo heshay 17 cod, waxaana saas kusoo baxay\u00a0Cumar C\/rishiid Cali oo noqonaya Xubintii ugu horaysay ee Soomaaliya aqalka sare u fariisan doonta Puntland.<\/p>\n<p>Wareega labaada ayaa waxaa ku tar tamaya labada Musharax ee kala ah, Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Dr.C\/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole iyo Cabdi Mahdi Cismaan, waxaana haatan socota codayntii labada Masharax.<\/p>\n<p>Lasoco Wixii kasoo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tartanka aqalka sare ee Dowladda Puntland u matalaya Soomaaliya, ayaa lasoo gaba gabeeyey, iyada oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-28895","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1342,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28895","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=28895"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28895\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28896,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/28895\/revisions\/28896"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=28895"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=28895"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=28895"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}