{"id":2903,"date":"2014-09-29T12:44:37","date_gmt":"2014-09-29T10:44:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2903"},"modified":"2014-09-29T12:44:37","modified_gmt":"2014-09-29T10:44:37","slug":"sawiro-hotel-cusub-oo-laga-furay-magaalada-baargaal-ee-gobolka-gardafuu","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=2903","title":{"rendered":"Sawiro: Hotel Cusub oo laga furay Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu"},"content":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu furayay Hotel cusub ayna ka soo qeyb galeen marti sharaf kala duwan oo ka kooban qaybaha ka gadisan ee bulshada,oo ay ka<br \/>\nmid ahaayeen Gudoomiya Degmada Baargaal Abuukar axmad yuusuf,<br \/>\nkuxigeenkiisa iyo xoghayaha Degmada Baargaal Nabadoono, culima udiin,<br \/>\nganacsato iyo marti sharaf kale ayaa maanta ka dhacday dhismaha<br \/>\nhotelka cusub ee Salaama Hotel ee Baargaal.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka degmada Baargaal yusuf maxamed xirsi oo<br \/>\nmunaasibada ka hadlay ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in degmada laga<br \/>\nfuro hotel noocaan oo kale ah taa uu tilmaamay in qeyb ay ka tahay<br \/>\nhorumarada ay ku tilaabsaneyso magaalada Baargaal,isagoo xusay<br \/>\nhotelkani wax badan muhiim uu ugu yahay magaalada.<\/p>\n<p>Nabdoon Axmad salaad C\/raxmaan oo isna ka hadlay Munaasibada ayaa<br \/>\nSheegay Inuu Ugu Hambalyaynaayo Mulkiilaha hotelka maalgashaday<br \/>\nDalkiisa Isagoo Intaa ku daray Inuu Hotelka Salaama yahay Mid ay<br \/>\nBulshadu u Baahnayd wuxuuna Ilaahay uga Baryay Inuu u Barakeeyo<br \/>\nGanacsigiisa.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Baargaal Abuukar axmad yuusuf oo isna hadal<br \/>\nkooban ka jeediyay halkaasi ayaa sheegey in ka maamul ahaan ay soo<br \/>\ndhaweynayaan furitaanka hotelka cusub isagoo intaasi ku daray in<br \/>\ndhismaha Hoteelkaan waxa weyn ka badalay bilicda magaalada<br \/>\nBaargaal,waxuuna ganacsatada ka soo jeeda Gobolka Gardafu ugu baaqay<br \/>\nin ay maalgashi ku sameeyaan Deegaanka.<\/p>\n<p>Gabagabdii munaasabada ayaa mulkiilaha Salaama hotel Cumar Maxamuud<br \/>\naxmad ( Cumar Qariib)wuxuu marti sharaftii ka soo qaybgashay<br \/>\nmunaasabada kormeer ku tusay qaybaha uu ka koobanyahay hoteelku.<\/p>\n<p>Cumar Maxamuud axmad ( Cumar Qariib) ayaa sheegay iney gacmo furan ku<br \/>\nsoo dhoweynayaan<br \/>\nqeybaha kala duwan ee bulshada dooneysa iney Salaama Hotel la<br \/>\nmacaamilaan sida qurba-joogta, ganacsatada, waxgaradka masuuliyiinta,<br \/>\nururada bulshada iyo dhamaan cidii daneyneysa hotelka.<\/p>\n<p>Hotelka Salaama Hotel ayaa ka mid noqonaya<br \/>\ndhismayaasha quruxda badan ee qeybta ka ah horumarada kala duwan ee ay<br \/>\nku talaabsaneysay magaalada Baargaal, iyadoo furitaanka Salaama Hotel<br \/>\nay soo dhoweeyeen bulshada qeybaheeda kala duwan.<\/p>\n<p>Halkan ka daawo Sawiro<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/370.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2904\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/370-300x225.jpg\" alt=\"370\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/371.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2905\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/371-300x225.jpg\" alt=\"371\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/372.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2906\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/372-300x225.jpg\" alt=\"372\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/373.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2907\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/373-300x225.jpg\" alt=\"373\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/374.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2908\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/374-300x225.jpg\" alt=\"374\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/375.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2909\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/375-300x225.jpg\" alt=\"375\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/376.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2910\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/376-300x225.jpg\" alt=\"376\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/377.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2911\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/377.jpg\" alt=\"377\" width=\"259\" height=\"194\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/378.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2912\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/378.jpeg\" alt=\"378\" width=\"298\" height=\"169\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/379.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2913\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/379.jpeg\" alt=\"379\" width=\"300\" height=\"168\" \/><\/a><br \/>\nDaabacaada: Puntlandes<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu furayay Hotel cusub ayna ka soo qeyb galeen marti sharaf kala duwan oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2903","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":2167,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2903","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2903"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2903\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2914,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2903\/revisions\/2914"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}