{"id":29187,"date":"2016-10-25T08:23:38","date_gmt":"2016-10-25T06:23:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29187"},"modified":"2016-10-25T08:23:38","modified_gmt":"2016-10-25T06:23:38","slug":"dhagayso-puntland-un-ku-waa-inay-dhexdhexaad-ka-noqotaa-colaada-gaalkacyo-laga-hurinayo-cadaysaana-doorkeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29187","title":{"rendered":"Dhagayso: Puntland \u201dUN ku waa inay dhexdhexaad ka noqotaa Colaada Gaalkacyo laga hurinayo, cadaysaana Doorkeeda\u201d"},"content":{"rendered":"<p>25 okt 2016 (Puntlandes)\u00a0 Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Dr Cali Cabdulaahi Warsame oo waraysi siiyey Radio Daljir ayaa ka hadlay Duulaanka lagu hayo magaalaga Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug \u00a0isagoo uga baaqay UN ka inay caddeeyaan doorkooda dagaalkaas maadaama ay hawl fududayn u sameeyaan huwanta ka kooban DFS iyo maamulka Galmudug.<\/p>\n<figure id=\"attachment_28513\" aria-describedby=\"caption-attachment-28513\" style=\"width: 668px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-28513\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg\" alt=\"Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C\/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)\" width=\"668\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg 2736w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-768x431.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-1024x575.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 668px) 100vw, 668px\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-28513\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C\/lahi warsame,<br \/>(<strong>Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya<\/strong>)<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiir Dr. Cali ayaa yiri\u201dWaxaa Xamar laga keenay Ciidan AMISOM ah kadibna Ciidankii ilaalinayey xarumaha maamulka Galmudug ayaa waxaa loo soo Xawilay Colaada Gaalkaacyo inay ka qayb qaataan, intaan ognahay 5 baabuur oo tekniko ah iyo 134 Askeri oo qaarkood ay yihiin NISA qaarkoodna ay yihiinMalayshiyaaadkii ilaalinayey Xarumaha maamulka ayaa waxaa loo soo diray inay ka qayb qaataan Colaada Gaalkacyo, iyagayna ahaayeen kuwa Saaka (Shalay) soo qaaday dagaalka\u201d<\/p>\n<p>Wasiir Dr. Cali oo ka hadlaya kaalinta UN ka ayaa yiri si ay Weerar ugu qaadaandagaalka \u201dRuntii tuhun wayn ayaan ka qabnaa doorka UN ka ee ku aadan Nabadgelyada iyo Colaada ka taagan Gaalkacyo labadaba, Mas\u2019uuliyadda koowaad waxaa iska leh Galmudug iyo Huwanta la socota hadana waxaan aaminsnahay doorka UN ka inuu yahay door aan cadayn, waxaanaaminsanahayan hawl fududaynta ay siinayaan maamulka Galmudug iyo Diyaaradaha ay siinayaan in loo adeegsado sidii Hub iyo Rasaas looga keeni lahaa Xamar, taasoo loo isticmaalayo Calaada Gaalkacyo markaan leenahay Doorka UN ka ha cadaado waa inay dhexdhexaad ka noqotaa Colaada Gaalkacyo laga hurinayo, waxaan horay u ogayn in DFS ay si toos ah ugu jirto Colaada Gaalkacyo, waxaan rabnaa inay UN ku Cadeeyaan Roolkooda\u201d<\/p>\n<p>Dhagayso Wasiir Dr. Cali<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-29187-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_acali_c_25.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_acali_c_25.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/A_acali_c_25.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>25 okt 2016 (Puntlandes)\u00a0 Wasiirka Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Dr Cali Cabdulaahi Warsame oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29187","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2534,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29187"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29189,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29187\/revisions\/29189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}