{"id":29643,"date":"2016-11-02T16:57:03","date_gmt":"2016-11-02T15:57:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29643"},"modified":"2016-11-02T16:57:03","modified_gmt":"2016-11-02T15:57:03","slug":"gaalkacyo-xaaladda-gaalkacyo-caawa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29643","title":{"rendered":"Gaalkacyo: Xaaladda Gaalkacyo caawa"},"content":{"rendered":"<p>Magaaladda Gaalkacyo waxaa galabta ka dhacay dagaalka uu gabalku udumay, kaas oo qarxay kadib weerar saf balaaran ah oo ay soo gaaqadeen Huwanta ay hogaaminayso Galmudug.<\/p>\n<p>Isda ay noo xaqiinayaan xarumaha caafimaadka waxaa la keenay 2nin oo dhaawac ah, kuwaa oo dhaawacoodu fudud yahay, majiraan wax khasaare dhimasho ah oo galabta dhacay dhinaca Puntland.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Isbitaaladda koonfurta ayaa la geeyey 5nin oo dhaawac, oo laba kamid ah ay culusyihiin, halka dhimashada lageeyey ay tahay 3nin, Majiraan cid ka hadashay oo labada dhinac ah.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa kusoo aadaya xili ay xaaladda magaaladda Gaalkacyo kasoo raynaysay, Labada Madaxweyne ee Puntland iyo Galmudugna ay soosaareen warmurtiyeed, ay uga hadlayeen xaaladda magaalada ay ugu dhawaaqeen xabad joojin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaaladda Gaalkacyo waxaa galabta ka dhacay dagaalka uu gabalku udumay, kaas oo qarxay kadib weerar&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":29579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1851,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29647,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29643\/revisions\/29647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}