{"id":29679,"date":"2016-11-03T10:05:50","date_gmt":"2016-11-03T09:05:50","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29679"},"modified":"2016-11-03T10:05:50","modified_gmt":"2016-11-03T09:05:50","slug":"dhegeyso-maamulka-gobolka-karkaar-oo-qayladhaan-kadiray-abaaraha-gobolka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29679","title":{"rendered":"DHEGEYSO-Maamulka Gobolka Karkaar Oo Qayladhaan Kadiray Abaaraha Gobolka."},"content":{"rendered":"<p><strong>November, 03 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje oo warbaahinta kulahadlay magaalada Qardho ayaa ka warbixiye abaaro baahsan oo kajira guud ahaan gobolka Karkaar.<\/p>\n<p>Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje, ayaa sheegay in abaar culusi ay kajirto guud ahaan gobolka Karkaar, isagoona ugu baaqay dowladda iyo shacabka Puntland inay u gurmadaan dadka abaartu saamaysay.<\/p>\n<p>CODKA DHEGEYSO<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-29679-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Dhaqaaje.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Dhaqaaje.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Dhaqaaje.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Dhanka kalena gudoomiyaha gobolka Karkaar ayaa ugu yeeray hay\u2019adaha samafalka inay kaalintooda qaataan, isagoona ku dhaliilay inaysan wax qaban xilliyada dadku baahan yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November, 03 2016 (Puntlandes)-Gudoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulqaadir Siciid Carshe Dhaqaaje oo warbaahinta kulahadlay magaalada Qardho&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":29681,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29679","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1817,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29679","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29679"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29679\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29682,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29679\/revisions\/29682"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29681"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29679"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29679"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29679"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}