{"id":29740,"date":"2016-11-04T20:28:23","date_gmt":"2016-11-04T19:28:23","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29740"},"modified":"2016-11-04T20:28:23","modified_gmt":"2016-11-04T19:28:23","slug":"akhriso-maamulka-hirshabeelle-oo-musharixiinta-aqalka-sare-kusoo-daray-dagaal-ooge-muuse-suudi","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29740","title":{"rendered":"Akhriso: Maamulka Hirshabeelle oo Musharixiinta Aqalka Sare kusoo daray DAGAAL OOGE Muuse Suudi"},"content":{"rendered":"<p>4 nov 2016 (Puntlandes )\u00a0Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyey Liiska maamulkaas ee u tartamaya Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha Aqalka Sare ee maamulka Hirshabeelle 8 ayaa waxaa u tartami doona 21 Musharax oo 5 kamid ah ay yihiin dumar, sida uu ku dhawaaqay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble.<\/p>\n<p>Musharixiintan ayaa waxaa kala saari doona Baarlamaanka Hirshabeelle iyagoo qudbado u jeedin doona xildhibaanada baarlamaanka berri 5ta Bisha November kana hadli doona waxyaabaha ay qaban doonaan.<\/p>\n<p>Doorashada Xubnaha Aqalka Sare ayaa waxa ay dhici doontaa maalinta Axada lixda bisha November 2016.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-29735\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1.jpg\" alt=\"231-9c1\" width=\"558\" height=\"418\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1.jpg 259w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1-150x113.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 558px) 100vw, 558px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Liiska Musharixiinta ayaa waxaa ka dhex muuqda DAGAAL OOGE DHIIGYOCSAD Muuse Suudi Yalaxow, kaasoo gacantiisa ku dilay Soomaali ayaad u faro badan qayb wayna kasoo qaatay Burburintaa dawladii Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo Xusid mudan inuusan jirin hal kursi oo Haweenka loo qoondeeyey iyadoo Gabari ay la tartamayso hal nin halka Afar Gabdhood ay la tartamayaan hal nin.<\/p>\n<p>Akhriso Magacyada Musharixiinta Aqalka Sare ee Hirshabeelle<\/p>\n<p>1- Maryan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen<\/p>\n<p>2-Faadumo Abuukar Mahdi, Drs Naciimo Shiikh Maxamuud, Fartuun C\/dir Faarax, Sacdiyo daa\u2019uud Maxamed iyo Axmed Dayib Axmed<\/p>\n<p>3-Maxamed Cismaan Faarax (Dhagajun) iyo Cumar Cismaan Cilmi<\/p>\n<p>4-Bashiir Maxamed Aadan iyo Cabdnuur Ibraahin Farey, Cismaan Mocow iyo Siraaji Shiikh Isxaq Cabdulle.<\/p>\n<p>5-Maxamed Amiin Shiikh Cismaan iyo Maxamed Xasan Geedi<\/p>\n<p>6-Muuse Xasan Yalaxow (Muusesuudi) iyo \u00a0Xasan Cali Caadle<\/p>\n<p>7-Maxamed Xuseen Raage iyo Keyse Diiriye Nuur<\/p>\n<p>8-Jaamac Xuseen Xaashi iyo Proff Cismaan Maxamuud Duflle<\/p>\n<p>Maamumulada Galmudug iyo Jubaland ayaa horay u sheegay inay Xubin Aaqal sare usoo doorteen Dagaal Oogayaasha kala ah Cabdi Qaybdiid iyo Axmed Xashi iyo Fartaag.<\/p>\n<p>Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa iminka u muuqda Aqalka DAGAAL OOOGAYAASHA DHIIGYACABYADA AH.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>4 nov 2016 (Puntlandes )\u00a0Maamulka Hirshabeelle ayaa shaaciyey Liiska maamulkaas ee u tartamaya Aqalka Sare&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1575,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29740"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29740\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29741,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29740\/revisions\/29741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29735"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}