{"id":29753,"date":"2016-11-05T05:53:47","date_gmt":"2016-11-05T04:53:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29753"},"modified":"2016-11-05T05:54:49","modified_gmt":"2016-11-05T04:54:49","slug":"qaramada-midoobey-oo-ka-digtey-halista-kooxda-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29753","title":{"rendered":"Qaramada Midoobey Oo Ka Digtey Halista Kooxda Alshabaab."},"content":{"rendered":"<p><strong>November 05 2016 (Puntlandes)&#8211;<\/strong>Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in ay wali taagan tahay khatarta amni ee xarakada Al-Shabaab ee ka dagaalanta gudaha Soomaaliya .<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay jiraan weeraro badan oo ay geysteen Al-Shabaab sanadkii lasoo dhaafay iyo sidoo kale sanadkaan socda , sidaas darteedna ay wali muuqato awooda Al-Shabaab ay ku leeyihiin gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMarka la eego dadaalada lagu la dagaalamaayo Al-Shabaab , waxa ay u muuqdaan kuwa laga gaarayo horumaro kala duwan , inkastoo wali nabada Soomaaliya ay caqabad ku yihiin Al-Shabaab\u201d ayaa lagu yiri warbixinta kasoo baxday golaha amaanka ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>\u201d Al-shabaab \u00a0wali waxa \u00a0ay caqbad weyn ku yihiin ammaanka Geeska Afrika , waxaana looga baahan yahay ciidamada Midowga Afrika iyo sidoo kale ciidanka dowladda Soomaaliya in ay laba jibaaraan dadaalada lagu dagaalamayo Al-Shabaab\u201d ayaa sidoo kale lagu yiri markale warbixinta kasoo baxday \u00a0Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobey ayaa sidoo kale sheegtay dowladda Kenya ay wajaheyso khatar dhanka amniga ah \u00a0markii la eego weerarada Al-Shabaab ay ka geysanayaan Magaalada Mandera iyo sidoo kale Magaalooyinka ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku guuldareysatay in ay bixiso mushaarka ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo dagaal adag kula jira Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxaana warbixinta lagu sheegay in uu jiro musuqmaasuq iyo sidoo kale isdabamarin lagu hayo dhaqaalaha loogu talagalay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa kordhayay weerarada ay ka geysanayaan gudaha Soomaaliya iyo sidoo kale dalka Kenya , waxaana jira weeraro badan oo ay Al-Shabaab ka geysteen Magaalada Muqdisho iyo sidoo kale Magaalada Mandera ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 05 2016 (Puntlandes)&#8211;Warbixin cusub oo ay soo saartay Qaramada Midoobey ayaa lagu sheegay in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":29754,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1647,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29753"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29756,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29753\/revisions\/29756"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29754"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}