{"id":29777,"date":"2016-11-05T11:14:39","date_gmt":"2016-11-05T10:14:39","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29777"},"modified":"2016-11-05T11:14:55","modified_gmt":"2016-11-05T10:14:55","slug":"garowe-xildhibaanada-ilaa-iminka-la-doortay-beelaha-ay-kasoo-jeedaan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29777","title":{"rendered":"Garowe: Xildhibaanada ilaa iminka la Doortay &#038; Beelaha ay kasoo jeedaan"},"content":{"rendered":"<p>5 nov 2016 (Puntlandes ) Maanta oo bisha Nov tahay 5ta ayaa waxaa Caasimada Puntland ee Garowe si habsami ah uga bilowday Doorasha Xubnaha Puntland ee Aqalaka Hoose ee Baarlaaamnak Jamhuuridda Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-29778\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4.jpg\" alt=\"231-9c4\" width=\"542\" height=\"305\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 542px) 100vw, 542px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa Akhristayaaasheeda usoo jeedinaysa Xildhibaanada ilaa iminka la Doortay iyo Beelaha ay kasoo jeedaan:<\/p>\n<p>1- Waxaa ku guulaystay Cali Yuusuf Cali Xoosh kadib markii uu 49cod kaga guulaystay Cabdirashiid Xasan Yuusuf oo isagu helay 1cod: <strong>Beesha Ciise Maxamuud<\/strong><\/p>\n<p>2- Waxaa ku guulasytay Siciid Daahir oo 44cod kaga guulasytay Faduumo Ismaaciil bootaan oo heshay 7cod:\u00a0<strong>Beesha Ogaaslabe<\/strong><\/p>\n<p>3-\u00a0Waxaa ku guulasytay Cumar Ismaaciil Waberi oo helay 28cod, waxaa la tartamayey Maxamed Cabdi Cismaan oo 22 cod helay:\u00a0<strong>Beesha Dishiishle<\/strong><\/p>\n<p>4-\u00a0Waxaa ku guulaystay Cilmi Cumar Caynsane oo helay 27cod , Cabdiraxmaan axmed maxamuud waxaa uu helay 24cod, halka Zekeriye Khaliif uu helay 0:\u00a0<strong>Beesha Madhibaan<\/strong><\/p>\n<p>5- Waxaa ku guulaystay\u00a0Axmed Ismaaciil Maxamed Xaaji oo helay 38 cod, waxaa uu ka guulaystay Iimaan Maxamed Cashuur oo helay 12cod: <strong>Beesha Bahmajeerteen\/Warsangeli<\/strong><\/p>\n<p>6-\u00a0Waxaa ku guulaystay Maxamuud Xayir\u00a0oo helay 38 cod waxaa uu ka guulaystay cabdisamad maxamad Abwaan oo helay 12cod iyo cabdixafid Cali Yusuf 2 cod: <strong>Beesha\u00a0Cali Saleebaan<\/strong><\/p>\n<p>Kala soco 6 Kursi ee haray Warbaahinta\u00a0Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 nov 2016 (Puntlandes ) Maanta oo bisha Nov tahay 5ta ayaa waxaa Caasimada Puntland&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":4023,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29777","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29777"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29780,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29777\/revisions\/29780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29778"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}