{"id":29784,"date":"2016-11-05T14:08:38","date_gmt":"2016-11-05T13:08:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29784"},"modified":"2016-11-05T14:32:18","modified_gmt":"2016-11-05T13:32:18","slug":"garowe-wararkii-u-dambeeyey-ee-doorashada-aqalka-hoose-xildhibaanada-la-doortay-beelahooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29784","title":{"rendered":"Garowe: Wararkii u dambeeyey ee Doorashada Aqalka Hoose, 10 Xildhibaanada oo la Doortay  &#038; Beelahooda"},"content":{"rendered":"<p>5 nov 2016 (Puntlandes ) Doorashadii Xubnaha Puntland ee Aqalaka Hoose ee Baarlaaamnak Jamhuuridda Soomaaliya ee ka socotay Caasimada Puntland ee Garowe ayaa waxaa goor dhowayd lagu kala baxay\u00a0<strong>Kursiga 7aad<\/strong>\u00a0iyo kan <strong>Kursiga 8aad<\/strong>ee ee Aqalka Hoose\u00a0Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-29778\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4.jpg\" alt=\"231-9c4\" width=\"585\" height=\"329\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c4-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 585px) 100vw, 585px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa idiin\u00a0soo gudbinaysa Xildhibaanada gelinkii dambe ilaa iminka la Doortay iyo Beelaha ay kasoo jeedaan:<\/p>\n<p>10-Waxaa ku guulaystay Cali Faarax Dhahar oo helay 42cod , halka Maxamuud Cabdulaahi Cali Yuusuf helay 6cod. hal cod ayaa xumaada, kooramkana waxaa fadhiyey 49ergay:\u00a0<strong>Beesha \u00a0<\/strong><strong>Dubays<\/strong><\/p>\n<p>9-Waxaa ku guulaystay Cabdirashiid Maxamuud Xasan Cabdi oo helay 27 cod, Cabdinaasir Maxamed Cali wuxu helay 21cod , Shamsudiin Goobdoon Yuusuf Makaawi wuxuu helay 2cod:\u00a0<strong>Beesha \u00a0<\/strong><strong>Yibraha<\/strong><\/p>\n<p>8-Waxaa ku guulaystay Daahir Xaaji Geele oo helay 46 cod halka uu Maxamed Maxamuud Abees waxa uu helay 3 cod: <strong>Beesha Dubeys<\/strong><\/p>\n<p>7-Waxaa ku guulaystay Cabdinaasir Siciid Muuse oo helay 26 cod halka ay Maxamed Siciid Saala: 7 cod, Cabdiraxmaan Maxamuud Saalax Bankax: 3 cod, Maxamuud Xaaji Saalax: 2cod, Cabdullaahi Maxamuud Ciise: 1cod: <strong>Beesha Siwaaqroon<\/strong><\/p>\n<p><strong>Gelinkii hore ee maanta ayaa waxaa ku guulaystay Daarashadii 6 Musharax oo kala ah:<\/strong><\/p>\n<p>1-Cali Yuusuf Cali Xoosh<br \/>\n2- Siciid Daahir<br \/>\n3- Cumar Ismaaciil Waberi<br \/>\n4- Cilmi Cumar<br \/>\n5- Axmed Ismaaciil Maxamed Xaaji<br \/>\n6- Maxamuud Xayir<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdinaasir Siciid Muuse ayaa noqonaya Xildhibaankii 7aad ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, <span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29777\" target=\"_blank\">halkan ka akhriso Faahfaahin iyo Beelaha ay kasoo jeedaan oo Warbaahinta Puntlandes ka qortay Xildhibaanada soo baxay<\/a><\/span><\/p>\n<p>Kala soco 2 Kursi ee haray Warbaahinta\u00a0Puntlandes<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>5 nov 2016 (Puntlandes ) Doorashadii Xubnaha Puntland ee Aqalaka Hoose ee Baarlaaamnak Jamhuuridda Soomaaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2358,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29784"}],"version-history":[{"count":5,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29789,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29784\/revisions\/29789"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29778"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}