{"id":29870,"date":"2016-11-06T21:11:59","date_gmt":"2016-11-06T20:11:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29870"},"modified":"2016-11-06T21:14:48","modified_gmt":"2016-11-06T20:14:48","slug":"dhagaysotaliska-daraawiishta-gobolka-mudug-81-askari-ayaan-uga-dilnay-galmudug-dagaalkii-maanta-sidii-ay-puntlandes-com-horay-u-qortay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29870","title":{"rendered":"Dhagayso:Taliska Daraawiishta Gobolka Mudug &#8220;81 Askari ayaan uga dilnay Galmudug dagaalkii maanta&#8221; (Sidii ay Puntlandes.com horay u Qortay)"},"content":{"rendered":"<p>6 Nov 2016 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamuud Ashkir (Qodhob) oo caawa waraysi siinayey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii ugu dambeeyey ee maanta kadhacay magaalada Galkacyo.<br \/>\n<a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-29872\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b.jpg\" alt=\"232-1b\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b-292x194.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-1b-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><br \/>\nTaliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Gobolka Mudug Cabdirashiid Qodhob ayaa sheegay inay dagaalkii maanta ay Ciidanka Difaaca Puntland uga dileen Ciidanka maamulka Galmudug 81 Askari halka ay 3 Askarina Maxaabiis ahaan uga qabteen oo qaarkood dhaawac yahay.<\/p>\n<p>Takiye Cabdirashiid Qodhob ayaa dhanka kale sheegay inay ka qabsadeen Ciidanka Galmudug 2 gaari oo kuwa dagaalka ah, iyagoona \u00a0ka gubay galmudug 9 kalana.<\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa maanta horay ugu soo bandhigtay Akhristayaasheeda Khasaarihii ka dhashay dagaalkii maanta in Ciidanka maamulka Galmudug looga dilay Askar ka badan 80 Askare, hoos\u00a0ka akhriso Qoraalkaas:<\/p>\n<p class=\"entry_title\"><span style=\"color: #0000ff;\"><a style=\"color: #0000ff;\" href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29864\" target=\"_blank\">FAAHFAAHIN Khasaaraha &amp; wararkii u dambeeyey ee dagaalkii Gaalkacyo<\/a><\/span><\/p>\n<p>Dhagayso Waraysiga\u00a0Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamuud Ashkir (Qodhob)<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-29870-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_Aqodhob_6.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_Aqodhob_6.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_Aqodhob_6.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 Nov 2016 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland Cabdirashiid Maxamuud Ashkir (Qodhob) oo caawa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29870","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":4523,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29870","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29870"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29870\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29874,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29870\/revisions\/29874"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29872"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29870"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29870"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29870"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}