{"id":29881,"date":"2016-11-07T06:28:57","date_gmt":"2016-11-07T05:28:57","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29881"},"modified":"2016-11-07T08:24:03","modified_gmt":"2016-11-07T07:24:03","slug":"waa-sidee-xaaladda-magaalada-galkacyo-kadib-dagaalkii-shalay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29881","title":{"rendered":"Waa Sidee Xaaladda Magaalada Galkacyo Kadib Dagaalkii Shalay."},"content":{"rendered":"<p><strong>November 07 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka laga dareemayaa deganaansho aan cago badan ku taagnayn, kadib dagaalkii shalay.<\/p>\n<p>Ciidanka dowladda Puntland ayaa meel magaalada u jidha 8 Km ku horjooga malayshiyaadka Galmudug oo kaashanaya ciidanka dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan ururka Alshabaab.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-29882\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510.jpg\" alt=\"gaalkacyo-puntland-galmudug2015-740x510\" width=\"588\" height=\"405\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510.jpg 740w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510-300x207.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510-292x201.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510-638x440.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Gaalkacyo-Puntland-Galmudug2015-740x510-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 588px) 100vw, 588px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Goob joogayaal ayaa saaka u xaqiijiyey Puntlandes, in xaaladdu ay degan tahay aysana jirin wax rasaas culus ama dagaal ah oo saaka dadku kusoo tooseen sidii shalay.<\/p>\n<p>Maalinkii shalay ayaa duleedka magaalada Galkacyo waxaa kadhacay dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada dowladda Puntland iyo huwanta weerarka kusoo qaaday Galkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 07 2016 (Puntlandes)-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa saaka laga dareemayaa deganaansho aan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":29882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2376,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29881","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29881"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29896,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29881\/revisions\/29896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29882"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}