{"id":29946,"date":"2016-11-07T22:19:01","date_gmt":"2016-11-07T21:19:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29946"},"modified":"2016-11-07T22:19:01","modified_gmt":"2016-11-07T21:19:01","slug":"r-wasaare-sharmaarke-waxaan-madaxda-puntland-iyo-galmudug-isku-afgaranay-in-ay-dhaqan-geliyaan-xabad-joojin-deg-deg-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=29946","title":{"rendered":"R.Wasaare Sharma\u2019arke \u201cWaxaan Madaxda Puntland iyo Galmudug isku afgaranay in ay dhaqan geliyaan Xabad joojin deg deg ah\u201d"},"content":{"rendered":"<p>7 Nov 2016 (Puntlandes) Ra\u2019isul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke oo kulan qadka\u00a0 teleefonka kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland \u00a0iyo Galmudug ayaa sheegay inay isku afgartay in magaladda Galkacyo\u00a0 laga dhaqan geliyo \u00a0xabad-joogin deg deg ah, iyadoo \u00a0Taliyaasha Ciidamada \u00a0Galmudug\u00a0 iyo Puntland \u00a0lagu amray in ay kala qadaan ciidamada \u00a0ku dagaalamay \u00a0magaladda Gaalkacyo.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-29657\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l.jpg\" alt=\"217-8l\" width=\"588\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/217-8l-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 588px) 100vw, 588px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalk Soomaaliya ayaa \u00a0tilmaamay in \u00a0dhawaan \u00a0kulan la isugu \u00a0keenayo madaxda Galmudug iyo Puntland \u00a0la \u00a0qaban doono, \u00a0si loo dhameeyo colaadda magaalada Gaalkacyo ee xarunta\u00a0 Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan Madaxda Dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland uga mahadcelinya sida ay iiga aqbaleen in xabad joojin qaataan, kadib markii aan qadka telefonka kula xiriiray, runtii aad baan uga xunahay kan Xukuumad ahaan colaadda soo noq noqatay ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ku rajo weynahay inay dhaqan gasho heshiiska aan maanta garwadeenka ka ahaa\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa xusay in xilligan aan la joogin waqti colaad la huriyo, Soomaaliya waxa ay soo martay marxalado kala duwan, waxanaa hada ku jirnaa marxalad doorasho iyo isbadal horumarineed, waxaana bulshada Soomaaliyeed, gaar ahan kuwa magaalada Gaalkacyo ku baaqayaa inay ka qeyb qaataan horumarka gobolka gobolka, isla markaana aan la joogin xilli colaadeed.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>7 Nov 2016 (Puntlandes) Ra\u2019isul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa\u2019arke oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29657,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-29946","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1187,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29946","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=29946"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29946\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":29947,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/29946\/revisions\/29947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29657"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=29946"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=29946"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=29946"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}