{"id":30008,"date":"2016-11-09T19:58:32","date_gmt":"2016-11-09T18:58:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30008"},"modified":"2016-11-09T19:58:32","modified_gmt":"2016-11-09T18:58:32","slug":"akhriso-magacyada-beelaha-ay-kasoo-jeedaan-xubnaha-aqalka-sare-ee-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30008","title":{"rendered":"Akhriso magacyada &#038; Beelaha ay kasoo jeedaan Xubnaha Aqalka Sare ee HirShabeelle"},"content":{"rendered":"<p>9 Nov 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka maamulka HirShabeelle ayaa maanta Doortay Xubaha Aqalka Sare ku matalata Maamulkaas Baarlamaanka Jamhuueriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xubnaha la Doortay ayaa waxaa ka mid ah DAGAAL OOGE DHIIGYACAB Muuse Suudi Yalaxoow oo Gacantiisa ku dilay dad badan oo Soomaaliyeed, kan qayb qaatay burburintii dawladnimad Sooaaliya.<\/p>\n<p>DAGAAL OOGE Muuse Suudi Yalaxoow ayaa waxaa kaloo uu caan ku ahaa ISBAARO DHIGASHO waxaana la filayaa inuu ISBAARADIISII DIB U HAWGGELIYO oo uu uga shaqaysiiyo Aqalka Sare.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-29735\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1.jpg\" alt=\"231-9c1\" width=\"579\" height=\"434\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1.jpg 259w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/231-9c1-150x113.jpg 150w\" sizes=\"auto, (max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/a><br \/>\nHalkan ka Aqriso Magacyada iyo Beelaha ay kasoo Jeedaan Xubnaha Aqalka sare<\/p>\n<p>1-Muuse Suudi Yalaxow (Abgaal Mudulood)<br \/>\n2-Maxamed Amiin Sheekh (Abgaal Mudulood)<br \/>\n3-Prof Cusmaan Maxamuud Dufle (Ujeejeen Mudulood)<br \/>\n4-Maxamed Xuseen Raage (Xawaadle)<br \/>\n5-Maxamed Cismaan Dhagajuun ( Xawaadle)<br \/>\n6-Cusmaan Xxmed Macow (Jajeele)<br \/>\n7-Naciima Ibraahim Yuusuf (Gaaljecel)<br \/>\n8- Fartuun C\/Qaadir Karaama (Jareer Sadex Cumaroow)<\/p>\n<p>Xubnaha la sheegay in loo Doortay Aqalka Sare ayaa waxaa DAGAAL OOGAYAASHA kala ah:<\/p>\n<ol>\n<li>Muuse Suudi Yalaxoow: HirShabeelle<\/li>\n<li>Cabdi Qaybdiid: Galmudug<\/li>\n<li>Axmed Xaashi: Jubaland<\/li>\n<li>Fartaag: Jubaland<\/li>\n<\/ol>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>9 Nov 2016 (Puntlandes) Baarlamaanka maamulka HirShabeelle ayaa maanta Doortay Xubaha Aqalka Sare ku matalata&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30008","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1817,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30009,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30008\/revisions\/30009"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29735"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}