{"id":30036,"date":"2016-11-10T10:35:30","date_gmt":"2016-11-10T09:35:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30036"},"modified":"2016-11-10T10:35:30","modified_gmt":"2016-11-10T09:35:30","slug":"golaha-ammaanka-oo-waqtiga-u-kordhiyey-ciidanka-jooga-xeebaha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30036","title":{"rendered":"Golaha Ammaanka Oo Waqtiga U Kordhiyey Ciidanka Jooga Xeebaha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><strong>November 10 2016 (Puntlandes)&#8211;<\/strong>Gollaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ku dhiiri galiyay wadamada caalamka inay sii wadaan wada shaqaynta Soomaaliya eek u saabsan la dagaalanka burcadbadeeda.<\/p>\n<p>15 xubnood ee gollaha ammaanka ayaa qaraar ku meel mariyay cusboonaysiinta oggolaanshaha ku saabsan in dalalka iyo ururada gobolka ay siiwadaan howgalka la dagaalanka burcadbadeeda Soomaaliya muddo halsano ah.<\/p>\n<p>Gollaha ammaanka ayaa u aqoonsaday in burcad badeedu qeyb ka tahay xasilooni la\u2019aanta ka jirta Soomaaliya, iyagoo ku eedeeyay lacagaha madax furashada u qaataan inay dabka kusii shidaan dambiyada iyo musuq maasuqa ka jira Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida lagu sheegay warbixin Qaramada Midoobay, hawlaha burcad badeeda ee Soomaaliya iyo sii socoshada kalluumysiga sharci darrada ayaa walaac xoogan ku abuuray caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 10 2016 (Puntlandes)&#8211;Gollaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ku dhiiri galiyay wadamada caalamka inay sii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30036","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-okategoriserade"],"views":1615,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30036","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30036"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30036\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30038,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30036\/revisions\/30038"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30036"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30036"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30036"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}