{"id":30066,"date":"2016-11-10T18:13:48","date_gmt":"2016-11-10T17:13:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30066"},"modified":"2016-11-10T19:08:39","modified_gmt":"2016-11-10T18:08:39","slug":"dhageyso-dowladda-puntland-oo-beesha-baalamka-u-gudbisay-dacwad-culus-oo-ka-dhan-ah-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30066","title":{"rendered":"Dhageyso: Dowladda Puntland oo Beesha Caalamka u gudbisay dacwad culus oo ka dhan ah Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>10 nov 2016 (Puntlantlandes) Dowladda Puntland ayaa Beesha Caalamka u gudbisay dacwad culus oo ka dhan ah maamulka Galmudug oo Jabiyey heshiiskii xabbad joojinta ahaa ee ay wada gaareen Dawlada Puntalnds ayna garwadeen ka ahaayeen UAE iyo UN ka.<\/p>\n<figure id=\"attachment_28513\" aria-describedby=\"caption-attachment-28513\" style=\"width: 583px\" class=\"wp-caption alignnone\"><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-28513\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg\" alt=\"Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C\/lahi warsame, (Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya)\" width=\"583\" height=\"327\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316.jpg 2736w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-300x168.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-768x431.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-1024x575.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-638x358.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/IMG_0316-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 583px) 100vw, 583px\" \/><\/a><figcaption id=\"caption-attachment-28513\" class=\"wp-caption-text\">Wasiirka wasaaradda Deegaanka, Duur joogta iyo Dalxiiska Dowladda Puntland Dr.Cali C\/lahi warsame,<br \/>(<strong>Puntlandes, Gaalkacyo, Puntland, Soomaaliya<\/strong>)<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wasiirka Deegaanka Puntland Dr Cali Cabdullaahi Warsame ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in Beesha Caalamka ay ka qaadaan talaabada ku haboon maamulka Galmudug oo si ula kac ah u Jabiyey xabbad joojintii ay Garwadeenka ka ahaayeen UN ka Iyo UAE .<\/p>\n<p>Wasiir Dr Cali ayaa sheegay haddii laga jawaabi waayo cabashada Puntland inaysan mar dambe dowladda Puntland gacmaha ka laabandoonin duulaanka Qaawan ee maalin kasta lagu hayo shacabkeeda.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay Xabad joojintii ka dib in maamulka Galmudug uu Madaafiic iyo weerarba ku dilay Shacab reer Puntland ah oo gaaraya isla maalinkii Xabad joojinta ee 8 qof oo shacab ah.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in maalintii 7da nov waxay 5 gabar yar oo l12 jir ah iypo Wadaad dadka Nabada ka shaqeeya ah kaasoo ay si FOOLXUN u dillen iyagoo Madaxa ka jaray una soo saaray Dhabarka Maydkii Marxuumka.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ku sii daray in maalintii 8da Madaafiic ayey magaalada ku garaaceen waxaana dhintay 3 qof iyagoo Madaafiicda ku garaacay Guryo shacab iyo Goobo ganacsi, halka maaniltii ay bishu ahayd 9ka waxay ku soo garaaceen magaalada ku garaaceen iyadoo sababtay dhaawaca 3 qof oo shacab ah.<\/p>\n<p>Dhagayso Dr Cali Cabdulaahi Warsame<\/p>\n<p><audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-30066-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_acali_Abdulaahi_10.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_acali_Abdulaahi_10.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/A_acali_Abdulaahi_10.mp3<\/a><\/audio><br \/>\nPuntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>10 nov 2016 (Puntlantlandes) Dowladda Puntland ayaa Beesha Caalamka u gudbisay dacwad culus oo ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28513,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1367,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30066"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30072,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30066\/revisions\/30072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/28513"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}