{"id":30107,"date":"2016-11-12T06:57:14","date_gmt":"2016-11-12T05:57:14","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30107"},"modified":"2016-11-12T06:57:14","modified_gmt":"2016-11-12T05:57:14","slug":"dhegeyso-madaxweynaha-galmudug-oo-farriin-u-diray-shacabka-galkacyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30107","title":{"rendered":"DHEGEYSO-Madaxweynaha Galmudug Oo Farriin U Diray Shacabka Galkacyo."},"content":{"rendered":"<p><strong>November 12 2016 (Puntlandes)-<\/strong>Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo in ay u diyaargaroobaan nabad ka dhalata Magaalada Gaalkacyo oo maalmihii lasoo dhaafay dagaal uu ka jiray.<\/p>\n<p>Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in aysan jirin cid qabsan karta Gaalkacyo labada maamul sidaas darteedna ay haboon tahay in lagu wada noolaado Nabad iyo horumar.<\/p>\n<p>DHEGEYSO<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-30107-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Cod-Guuleed.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Cod-Guuleed.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Cod-Guuleed.mp3<\/a><\/audio>\n<p>Ugu dambayntiina Guuleed\u00a0ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin nabad buuxda oo ka dhalata Gaalkacyo , islmarkaana shacabka Magaalada Gaalkacyo looga baahan yahay in ay taageeraan heshiiska nabada ee maanta lagu gaaraayo Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 12 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":30109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1643,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30107"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30110,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30107\/revisions\/30110"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30109"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}