{"id":30153,"date":"2016-11-12T13:20:45","date_gmt":"2016-11-12T12:20:45","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30153"},"modified":"2016-11-12T13:23:35","modified_gmt":"2016-11-12T12:23:35","slug":"deg-deg-madaxweyne-ckariim-odoyaal-soo-gaaray-garoonka-cabdulaahi-yuusuf","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30153","title":{"rendered":"DEG DEG: madaxweyne C\/kariim &#038; Odoyaal soo gaaray Garoonka Cabdulaahi Yuusuf &#038; Shirkii oo Furay"},"content":{"rendered":"<p>12 nov 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa iminka keenay Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo wafdi ballaaran oo uu Hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guulled.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-29579\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN.jpg\" alt=\"bn\" width=\"606\" height=\"341\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN.jpg 1600w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/BN-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 606px) 100vw, 606px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wafdi uu Hogaaminayo madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariim ee soo gaaray Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxay u badan yihiin odoyaal u matali doona maamulka Galmudug wada hadalada xalka loogu raadinayo dhibaatada kusoo noqnoqotay magaalaga Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Shirka ayaa ka iminka Garoonka Cabdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo, iyadoo\u00a0la doonayo in lagu soo afjaro Dhibaatada ku soo noqnoqotay magaalada Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.<\/p>\n<p><strong>Odoyaasha oo labada dhinac u matali doona wada hadalada<\/strong><\/p>\n<p>Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in dawlada iyto shacabka Gobolka Mudug ee Puntland ay usaareen wada hadalada furmaya inay u matalaan 11 Oday oo looga dambayn doono wada hadalada xalka loogu raadinayo dhibaatada kusoo noqnoqotay magaalaga Gaalkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Dhanka maamulka Galmudug ayaa iyana waxaa u matali doona Shirkan Odoyaal.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>12 nov 2016 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa iminka keenay Garoonka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":29579,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30153","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1172,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30153","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30153"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30153\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30160,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30153\/revisions\/30160"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/29579"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30153"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30153"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30153"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}