{"id":30177,"date":"2016-11-12T16:14:47","date_gmt":"2016-11-12T15:14:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30177"},"modified":"2016-11-12T16:14:47","modified_gmt":"2016-11-12T15:14:47","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuud-oo-caawa-sheegay-war-lama-filaan-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30177","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Caawa Sheegay War Lama Filaan ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"left\">Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy Boqorka Sacuudiga Salman bin Abdulaziz Al Saud, isagoo uga tacsiyadeeyey geeridii ku timid Amiir Turki bin Abdulaziz Al Saud.<\/p>\n<p align=\"left\">Madaxweynaha ayaa tacsidan u direy Boqorka Sacuudiga, qoyskii, eheladii iyo shacabka Sacuudiga oo uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Amiir Turki bin Abdulaziz Al Saud. Madaxweye Xasan Sheikh Maxamud ayaa yiri \u201cInnaa Lillaahi Wa Innaa Illeyhi Raajicuun Allaha u naxariisto Amir Turki bin Abdulaziz Al Saud oo ka mid ahaa qoyska Boqortooyada Sucuudiga. Waxaan Boqorka Sacuudiga, qoyska boqortooyada iyo shacabka Sacuudiga u dirayaa tacsi wallaaltinimo, waxaana EEBBE uga baryayaa inuu Amiir Turki bin Abdulaziz Al Saud uu samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, Jannadii Firdowsana Allaha ka waraabiyo. AAMIIN.\u201d<\/p>\n<p align=\"left\">Ugu dambeyntii, Madaxweynaha ayaa sheegay in Marxuum Amiir Turki Abdulaziz Al Saud uu ahaa shaqsi door wanaagsan ka soo qaatay horumarka dalka Sacuudiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy Boqorka Sacuudiga Salman&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":30077,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30177","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2037,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30177","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30177"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30177\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30178,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30177\/revisions\/30178"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30177"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30177"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30177"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}