{"id":30215,"date":"2016-11-13T13:28:47","date_gmt":"2016-11-13T12:28:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30215"},"modified":"2016-11-13T13:28:47","modified_gmt":"2016-11-13T12:28:47","slug":"wasiir-siciid-xuseen-ciid-o-oka-mid-noqday-xil-puntland-ee-aqalka-hoose-ee-jfs","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30215","title":{"rendered":"Wasiir Siciid Xuseen Ciid o oka mid noqday Xil. Puntland ee Aqalka Hoose ee JFS"},"content":{"rendered":"<p>13 nov 2016 (Puntlandes) \u00a0Wasiirka Xannaanada Xoola, Dhirta iyo Daaqa DFS ayaa maanta ku guulaystay ka mid noqoshada xubnaha Puntland ku matalaya Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-30216\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8.jpg\" alt=\"232-3b8\" width=\"514\" height=\"342\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8.jpg 960w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8-768x512.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8-638x425.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b8-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 514px) 100vw, 514px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Xildhibaan Siciid ayaa ku guulaystay 48 cod, halka murashaxii la tartamayay oo lagu magacaabo\u00a0Maxamuud raage Maxamed uu helay 1 cod, Codna waa xumaaday, iyadoo guud ahaan ergada codaynaysay tiradoodu ay gaaraysay 50 \u00a0qof \u00a0oo isugu jira rag iyo dumar.<\/p>\n<p>Xildhibaan Siciid oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in cod aqlabiyad ah uu ku guulaysto, waxaana uu u mahadceliyay ergadii dooratay iyo Guddiga doorashada heer Puntland.<\/p>\n<p>Xildhibaan\u00a0Said ayaa ah Mas\u2019uulkii ugu shaqada badnaa Mas\u2019uuliyiinta Puntland ugu jiray DFSwaxaana aad loogu xusuustaa Suuq gayntii uu u sameeyey Xoolaha Soomaliya mudada yarayd ee uu xilka hayey.<\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 nov 2016 (Puntlandes) \u00a0Wasiirka Xannaanada Xoola, Dhirta iyo Daaqa DFS ayaa maanta ku guulaystay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30216,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30215","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1952,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30215","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30215"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30215\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30217,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30215\/revisions\/30217"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30216"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30215"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30215"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30215"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}