{"id":30220,"date":"2016-11-13T14:28:43","date_gmt":"2016-11-13T13:28:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30220"},"modified":"2016-11-14T10:08:18","modified_gmt":"2016-11-14T09:08:18","slug":"amiir-maxamud-oo-guddiga-dib-u-dhiska-isbitaalka-galkacyo-ku-wareejiyey-lacag-dhan-17000-oo-ay-jaaliyadda-puntland-ee-melbourne-ugu-deeqay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30220","title":{"rendered":"Amiir Maxamuud oo Guddiga dib u dhiska Isbitaalka Galkacyo ku wareejiyey lacag dhan 17000$ oo ay Jaaliyadda Puntland ee Melbourne ugu deeqay"},"content":{"rendered":"<p>13 nov 2016 (Puntlandes) \u00a0Jaaliyadda Puntland ee magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa ugu deeqay dib u dhiska Isbitaalka Gobolka Mudug ee magaalad Gaalkacyo lacag dhan 17000$.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-30223\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9.jpg\" alt=\"232-3b9\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9.jpg 640w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9-300x200.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9-292x195.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9-638x426.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b9-60x40.jpg 60w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Jaaliyadda ayaa waxay ku soo direen lacagta Gudoomiyaha Guddiga Horumarinta Gobolka Mudug Amiir Maxamuud Yusuf Ciise, kana mid ah Isimada Gobolka Mudug ee Puntland.<\/p>\n<p>Lacagtan ayaa iyagoo Wakiil ka ah Jaaliyadda Puntland ee magaalada Melbourne ee dalka Australia waxaa soo diray Dr Xasan Yusuf Dhuux (Xasan Garabey) iyo Safiya Nuur Horeeye.<\/p>\n<p>Halkan Hoose ka Akhriso Reciidkii uu kusoo qaaday lacagta Amiir \u00a0Maxamuud<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-30221\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a.jpg\" alt=\"232-3b5a\" width=\"656\" height=\"369\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b5a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Amiir Maxamuud oo ah Gudoomiyaha\u00a0Sanduuqa Horumarinta Gobolka Mudug ayaa u mahadceliyey dhamaan Jaaliyadda Puntland ee magaalada Melbourne ee dalka Australia ee ka soo qayb qaatay lacagtan loogu talagalay Dib u dhiska Isbitaalka Wayn ee Gaalkacyo oo\u00a0 ku burburay Weerar Qarax ay oo Alshabaab ku qaaday.<\/p>\n<p>Amiirka ayaa Allah uga baryey inuu bedel khayr qaba siiyo dhamaan dadkii ka qayb qaatay Dib u dhiska Isbitaalkan oo shaqo aad muhiim u ah u haya guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, wuxuuna si gaar ah ugu mahadceliyey Dr Xasan Yusuf Dhuux (Xasan Garabey) iyo Safiya Nuur Horeeye iyo dhamaan dadkii waqtiga geliyey.<\/p>\n<p>Amiir Maxamuud ayaa intaas ka dib waxa uu ku wareejiyey lagataas koontada ay Guddiga dib u dhiska Isbitaalka Gaalkacyo ku leeyihiin Xawilaada\/Bankiga AMAL.<\/p>\n<p>Halkan Hoose ka Akhriso Reciidkii uu ugu wareejiyey lacagta Amiir \u00a0Maxamuud Koontada Guddiga dib u dhiska Isbitaalka Gaalkacyo ay ku leeyihiin Xawilaada\/Bankiga AMAL.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-30222\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a.jpg\" alt=\"232-3b6a\" width=\"681\" height=\"383\" srcset=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a.jpg 1280w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a-300x169.jpg 300w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a-768x432.jpg 768w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a-1024x576.jpg 1024w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a-292x164.jpg 292w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a-638x359.jpg 638w, http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/232-3b6a-400x225.jpg 400w\" sizes=\"auto, (max-width: 681px) 100vw, 681px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Puntlandes.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>13 nov 2016 (Puntlandes) \u00a0Jaaliyadda Puntland ee magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa ugu deeqay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":30223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30220","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":2829,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30220","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30220"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30220\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30256,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30220\/revisions\/30256"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30223"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30220"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30220"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30220"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}