{"id":30566,"date":"2016-11-18T06:42:28","date_gmt":"2016-11-18T05:42:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30566"},"modified":"2016-11-18T06:42:28","modified_gmt":"2016-11-18T05:42:28","slug":"deg-degcod-xasan-sheekh-oo-kudhawaaqay-shir-kadhan-ah-kan-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/www.puntlandes.com\/?p=30566","title":{"rendered":"DEG DEG+COD-Xasan Sheekh Oo Kudhawaaqay Shir Kadhan ah Kan Kismaayo."},"content":{"rendered":"<p>November 18 2016 (Puntlandes)-Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah u ah maamulka Jubbaland waxaa 20-ka bishaan ka furmaya shir ay dowladda Imaaraadku hormuud katahay oo dhexmaraya RW Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>HadabaMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo bartiisa Facebook Muuqaal kooban soo dhigay ayaa wuxuu sheegay in Magaalada Muqdisho uu ka furmi doono shir-weyn oo la yiraahdo tallo-Qaran oo lagu qaabeeynayo tallooyinka Soomaaliyeed ee dalka iyo debadba laga soo ururiyey ee noqonaya howalaha dowladda cusub ee 2016-2020 laga sugayo ee ay dadka Soomaaliyeed ku tallo bixiyeen.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay soo gudbiyaan fikradaha dalka lagu hormarin karo.<\/p>\n<p>DHEGEYSO<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-30566-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/cod-madax-weynaha-1-2.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/cod-madax-weynaha-1-2.mp3\">http:\/\/www.puntlandes.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/cod-madax-weynaha-1-2.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>November 18 2016 (Puntlandes)-Magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah u ah maamulka Jubbaland waxaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":30507,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-30566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-okategoriserade"],"views":1973,"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30566","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=30566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":30568,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/30566\/revisions\/30568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/30507"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=30566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=30566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/www.puntlandes.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=30566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}